|
|
|
|
Ciidamada Kenya oo Xadka Mandheere iyo Balad Xaawo ku xirey dad Somali ah.![]() Mandheera: (Sh. M. Network) Ciidamada dalka Kenya ee ku sugan Xuduuda kala qeybisa degmooyinka Mandheera iyo Balad Xaawo ayaa inta badan waxaa ay cadaadis saareen labadii maalmood ay u dambeeysay dadka isaga kala gudbo xuduudka u dhaxeeya degmooyinka mataanaha ah. ... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Dowladda iyo Al Shabaab oo guulo ka sheegtay Dagaaladii maanta ee Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab ayaa siyaabo kala duwan guula uga sheegtay dagaaladii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dadka rayidka ah. ... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Dhaawacyada 46 qof oo ku dhaawacmay dagaalada oo la geeyay Isbitaala Madiina.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) in kabadan 45 ruux oo rayid ah oo ku dhaawacmay dagaalada iyo duqeymaha ku dhexmarayay Magaalada Muqdisho ciidamada dowladda iyo Al Shabaab ayaa maanta waxaa la geeyay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay horey u jiifeen dhaawacyo ka badan 230 ruux oo rayid ah. ... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Dagaalada Muqdisho oo galay todobaadkii sedaxaad iyo dad rayid ah oo ku dhintay![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo iyo duqeymo isbar bar socday ayaa Maanta Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada AL Shabaab iyadoo dagaaladooduna ay sababeen dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad rayid ah oo aan waxba gala... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Ciidamo Madani ah iyo kuwa Militari ah oo isku rasaaseeyay degmada Waaberi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa Ciidamo Madani ah iyo kuwa ka tirsan militariga dowladda KMG Soomaaliya maanta waxaa ay ku dhexmartay qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee gobolka Bana... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo Marka kale ku hanjabtay inay qaraxyo ka geysanayaan Kampala.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada AL Shabaab ayaa Maanta mar kale digniin u dirtay dowladda Uganda taaso oo ku aadan in ciidamo dheeri ah aysan u soo dirin Soomaaliya, waxaana ay ku hanjabeen inay qaraxyo kale ka geysan doonaan Magaalada Kampala hadii ay ciidamo dheeri ah u soo dirto Soom... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Beesha caalamka oo bilowday dhex dhexaadinta Shariif iyo Sharma’arke.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Beesha Caalamka ayaa bilowday xalinta khilaafaadka ku saleysan Dastuurka ee ka dhextaagan Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada kMG Cumar C/rashiid Cali Sharma’... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Sharma’arke oo sheegay in ay wax ka qabanayaan mushaar la’aanta ciidanka.![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ay wax ka qabanayaan mushaar la’aanta ay ka cabanayaan ciidamada booliska iyo kuwa milatariga dowaladda KMG ee Soom... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Xaalada biyo la’aaned oo ka tagaan degmada Diinsoor ee gobolka Bay.![]() Diinsoor: (Sh. M. Network) Abaar iyo biyo la’aan Baahsan ayaa waxaa laga soo sheeagayaa in ay ka taaganyihiin deegaano hoosyimaada degmad Diinsoor ee gobolka Bay iyadoo arintaasi ay saameeyay qoysaska danyarta ah ee halkaasi ku dhaq... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Kenya oo 7 burcadbadeed Soomaali ah ku xakuntay min 5-sano oo xarig.![]() Mombasa: (Sh. M. Network) Dowladda Kenya ayaa dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin burcadbadeeda Soomaalida waxaa ay ku xukuntay min shansono oo xairg ah. ... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Markab laga leeyahay India oo ka hortagay weerar lagu qaaday Markab Ganacsi.![]() New Delhi: (Sh. M. Network) Markab dagaal oo laga leeyahay dalka India ayaa ishortaag ku sameeyay weerar afduub ah oo ay kooxaha burcad badeeda Soomaalida la damacsanaayeen Markab Ganacsi oo marayay xeebaha Soom... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Qoysas horleh oo ka cararya dagalada Muqdihso oo gaaray duleedka Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qoysas horleh oo ka cararya dagaalada iyo duqeymaha ka soconaya qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa waxa ay gaareen duleedyada magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgo... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Qasaaraha ka dhashay dagaalo xalay ilaa saakay ka socday Muqdisho oo sii kordhay![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qasaaraha ka dhashay dagaalo iyo duqeymo xalay ilaa iyo saakay kasoconayay xaafadaha degmooyinka Shibis, Boondheere, C/casiis iyo Hodan ee gobolka Banaadir ayaa sii kordha... Tuesday, 7 September 2010 Full Article! |
Ra’iisul Wasaare Sharma’arke “ majiro Khilaaf igala dhaxeeya Shariif”![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada kMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in uusan jirin khilaaf shaqsiyadeed oo kala dhaxeeya Madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed, isagoo dhinaca kale sheegay in xiligaan aan la aqbali karin Dastuurkii 1960... Monday, 6 September 2010 Full Article! |
Madaxweyne Shariif iyo Augostine Mahiga oo maanta Muqdisho ku kulmay.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan aan horey loo shaacin Muqdisho waxaa uu kual qaatay Masuulka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaalia Augostine Mahiga iyagoo ka wadahadlay Xaalada Soom... Monday, 6 September 2010 Full Article! |
Dagaalo iyo duqeymo dad rayid ah ay ku dhinteen oo galabta ka dhacay Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo iyo duqeymo xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawaca dad rayid ah ayaa galabta Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo ay garabsiinayaan kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ku dhexmaray degmooyinka Hodon, Howlwadaag, Boondheere iyo Shibis ee Gobolka Bana... Monday, 6 September 2010 Full Article! |
Sharma’arke iyo masuuliyiin ka tirsan Beesha Caalamka oo ku kulmay Kenya.![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada kMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa galabta Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya waxaa uu kulamo kula qaatay masuuliyiin ka tirsan beesha Caalamka iyo Madaxda laamaha hay’adaha Qaramada Midoobay ay ku leeyihiin Maga... Monday, 6 September 2010 Full Article! |
Dad ka cabanaya dhac ay ku hayaan rag ku labisan dareeska askarta DKMG.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Dadka rakaabka ah ee isticmaala inta u dhaxeysda isgoyska KM4 iyo X/weyne ee Magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhac kooxo hubaysan ay ugu geysteen qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee gobolka Bana... Monday, 6 September 2010 Full Article! |
Ciidamo gadoodsan oo Maanta mudo saacado ah xirey isku socodk Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta mudo Saacado ah xirey isku socodka qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, iyadoo arintaasina ay saameyn ku yeelatay wadayaasha gaadiidka Bl-k... Monday, 6 September 2010 Full Article! |
Sharma’arke oo Saacadaha soo aadan Nairobi kula kulmaya laamaha UN-ka. Nairobi:![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa saacadaha soo aadan kulamo waxaa uu Magaalada Nairobi kula qaadan doonaan Masuuliyiin ka tirsan laamaha Qaramada Midoobay ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.... Monday, 6 September 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
|
|
|
|
Madaxweynaha Yemen oo sheegay in ay garaSanca: (Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda Yemen Cali Cabdala Saalax ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ay garab taagan yihiin dadaalada dalka Soomaaliya nabad loogu raad... |
Dowladda iyo AL Shababa oo sheegay inayMuqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen inay sii wadi doonaan dagaalada ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ilaa inta dhinacba dhinaca kale... |
Jasiirada Mauritius iyo Hindiya oo iskaMuqdisho: (Sh. M. Network) Xukuumadaha Jasiirada Mauritius iyo dowladda Hindiya ayaa waxaa ay ka wadahadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya oo mudooyinkii ugu dambeeyay maraakiibta ka s... |
Madaafiic qasaare geysatay oo maanta kuMuqdisho: (Sh. M. Network) Duqeyn ay ku waxyeeloobeen dad rayid ah ayaa maanta ku dhacday Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo isbitaalka Madiina la gaarsiiyay ku dhawaad 30 ruux oo q... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT
|
Taliska Booliska ciidanka DKMG oo beeniyMuqdisho: (Sh. M. Network) Taliska Ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta beeniyay war dhawaan ka soo baxay dowladda Jarmalka kaasi oo aha ain ciidamo loo soo tababaray dowladda kMG ay u... |
Dadka rayidka ah ee ka haray goobaha dagMuqdisho: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah qoysaska dantu ay ku qasabtay in ay ku haraan degmooyinka Waqooyi ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya dagaalada ku soo laab laabtay xaaf... |
Maamulka Ahlu Sunna ee Caabudwaaq oo jirCaabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa maanta Jirdil u geystay Wariyaha Shabelle ee gobolka Galgaduud, xili uu warbixino ka tabinayay Banaanbax ka dhacay Caab... |
Ciidamada dowladda oo gobolka Hiiraan kaBaladweyne: (Sh.M.Network) Taliska Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ka warbixiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Hiir... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT
|
UN-ka oo taageeray go’aankii uu XaaladdaNairobi: (Sh. M. Network) Jimciyada Quramaha ka dhaxeysa laanteeda qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa Maanta soo dhaweysay go’aankii dhawaan ay ka qaateen Xaaladda Soomaaliya Urur goboleedka IGAD oo ku shiray dalka Ethi... |
Midowga Yurub oo sheegay in Ciidanka SpaQardho: (Sh. M. Network) Ciidamada Midowga Yurub ayaa sheegay in ciidamada badda ee dalka Spain ay sii daayeen ku dhawaad 10 ruux oo burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo dhawaan lagu... |
Dowladda KMG iyo Ahlu Sunna oo isku raacAddis Ababa: (Sh. M. Network) Dowladda kMG Soomaaliya, Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Qaramada Midoobay ayaa isku raaacey in la xoojiyo dagaalada lagula jiro Xraakada Al Shab... |
Wasiirada Galmudug oo kulan looga hadlayGaalkacyo : (Sh. M. Network) asiirada Maamulka Galmudug ayaa maanta kulan looga hadlayay sidii loo adkeynlahaa amaanka deegaanada Galmudug waxa ay ku yeesheen magaalda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mu... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Ciidamada dowladda oo howlgalo dad laguMuqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya xalay howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Waaberi gobolka Banaadir waxaa ay ku soo qab qabteen rag ay ku shee... |
Taliyihii qeybta booliska Maamulka PuntlGaalkacyo: (Sh. M. Network) Waxaa xilkiisii isaga tagay oo is casiley Taliyihii qeybta Booliska Maamulka Puntland ee gobolka Mudug Muuse C/raxmaan Muuse Xasaasi kadib markii sida uu sheegay uu nidaam xumu... |
Duqeyn dhimashada dad rayid ah sababtayMuqdisho: (Sh. M. Network) Baraqanimadii maanta ayaa waxaa duqeymo xoogan ay ka dhaceen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya iyadoo goobaha duqeyntu ay sida xun ugu dhacdeyna ay k... |
Aqoonyahanada Somalida oo ku baaqay in lOulu: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa Waxaa ay ka hadleen Dagaalada iyo duqeynaha Labada todobaad uu ku daadanayo dhiiga Shacabka Soom... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |