SHABELLE

Quabanaha links:

 

Listen 1 - click here

Listen 2 - click here

Listen 3 - click here

Listen 4 - click here

Listen 5 - click here

Listen 6 - click here

Listen 7 - click here

Listen 8 - click here

Listen 9 - click here

Listen 10 - click here

 

Stories

Dab qasaare geystay oo maanta ka kacay X

News image

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Dab geystay qasaare isugu jira dhaawac iyo bur bur hantiyadeed ayaa maanta ka kacay Xero ay ku noolaayeen qoysas barakacayaal ah oo kutaala gudaha Magalada Gaalkacyo ee X...

Ciidamada dowladda oo gacantay ku dhigey

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa howlgalo lagu soo qabtay walxaha qarxa iyo dhalinyaro lagu tuhunsanyahay in ay xariir la leeyihiin Shabaab waxaa ay maanta ka sameeyeen degm...

Dowladda Ugandha oo Soomaliya u soo dirt

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Dowladda wadanka Ugandha ayaa sheegtay in 750-askari ay u soo diortay gudaha Soomaaliya si ay ugu biiraan ciidamada ururka Midowga Afrika AMISOM ee Muqdisho ku sugan....

Caruur Shiban biyoodka ugu geeriyootay L

News image

Afgooye: (Sh. M. Network) Ku dhawaad 5 caruur ah ayaa saacadihii la soo dhaafay cudurka Shuban biyoodka waxaa ay ugu geeriyoodeen deegaanka Laantabuuro ee gobolka Sh/hoose iyadoo dhowr kalana ay haat...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dowladda oo ugu baaqday Xoogaga hubaysan

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta ugu baaqaday xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda inay isku dayaan sidii ay wahadal ula gali lahaayeen  dowlada KMG Soomaaliya si loo ...

Qaar ka mid ah xildhibaanada Barlamanka

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegay in ay soo dhaweynayaan talaabadii Urur goboleedka IGAD uu ku go’aamiyay in ciidamo dheeri ah la k...

Ciidamada Ahlu Sunna oo Dhuusamareeb ka

News image

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Ciidamada amaanka ee Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Dhuusamareeb  ee gobolka Galgaduud ayaa howlgalo ay maanta ka sameeyeen duleedka Magaaladaasi waxaa ay ku soo qab ...

Israsaaseyn shalay G. Mudug ku dhexmarta

News image

Xarardheere: (Sh. M. Network) Israsaaseyn geysatay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam iyo dadka deegaanka waxaa ay ku dhexmartay deegaano ka tirsan gobolka mudu...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Maxakamada Racfaanka Puntland oo sii dey

News image

Garoowe: (Sh. M. Network) Maxkamada Racfaanka ee Magaalada Garoowe ayaa maanta Cafis u fidisay sedax ruux oo ku eedeysnaa inay horay dig ugu geysteen xildhibaan ka tirsanaa Barlamanka Maamulka Punt...

Maraykanka oo joojinaya taageerada Milit

News image

New York: (Sh.M.Network) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay hakinayso taageerida dhinaca militari ee ay siiso dowladda KMG ilaa inta dowladda KMG Soomaaliya ay meel ka saareyso wararka sheegaya inay aska...

Ciidamada Xisbul Islaam oo gacanta ku so

News image

Wanlaweyn: (Sh. M. Network)  Ciidamada ururka Xisbul Islaam ayaa howlgalo ay gacanta ku soo dhigeen rag la sheegay inay burcad yihiin waxaa ay maanta ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolk...

Iskahorimaad Muqdisho ku dhexmaray Ciida

News image

Muqdisho: 18, May.10 ( Sh.M.Network) Iska horimaadkaan oo u dhaxeeyay Ciidamada Culumaaudiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo xoogaga ka soo horjeeda ayaa maanta ka dhacay wadada isku xirta isgoyska Bakaaraha iyo dabk...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Xibsul Islaam Afgooye “ Lama dhigi karo

News image

Afgooye:-(Sh. M. Network) Maamulka Xisbul Islaam ee degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa maanta soo saaray amaro dhowr ah oo qaarkood layaab ku noqday bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo ay ka midy...

Xukuumada KMG Soomaaliya oo ka hadashay

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Xukuumada KMG ee Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadashay  gudoomiha cusub ee dhawaan ay doorteen Mudanayaasha Baar...

Beelaha Hawiye oo Barlamanka la yaabey.

News image

Muqdisho: 17, May.10 ( Sh.M.Network) Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha hawiye ayaa waxyaabo aan la filaneyn waxaa ay ku tilmaameen arintii shalay dhexmartay Mudanayaasha Barlamanka, Gudoomiye Aadan Madoobe iyo Xukuumada Ra’i...

Qarax xoogan oo caawa ka dhacay Nawaaxig

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qarax Xoogan oo dhawaqiisa si weyn looga maqlay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa Caawo waxaa uu ka dhacay Xarun Al Shabaab ay ku lahaayeen Nawaax...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT