|
|
Ku dhawaad 10 qof oo ku dhimatey dagaalMuqdisho: (Sh. M. Network) Ku dhawaan 10 qof oo rayid ah ayaa galabta ku dhintey dagaal Ciidamada dowladda oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ku dhexmaray Xaafadaha Waqooyi ee M... |
Madaxweyne Sheekh Shariif oo fursad ku tIstanbuul: (Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa fursad wanaagsan oo dhinaca dib u heshiisiinta ku tilmaamay Shirkii dhawaan ku soo gabagaboobay magaalada Istanbuul ee dalka T... |
Buundadii Liiqliiqato oo galabta go’dayBaladweyne:(Sh.M.Network) Buunadadii Liiqliiqato ee Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa galabta go’aday gabi ahaanba iyadoona ay halkaasi ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhawac.... |
Wasiiro lagu eedeyay lunsi hanti Qaran.Muqdisho: (Sh. M. Network-12-05-2010) War Saxaafadeed ay maanta ka soo saareen magaalada Muqdisho Gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku sheegeen in Wasaarado ka tirs... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Qarax Ciidamo ka tirsan dowladda lagulaMuqdisho: (Sh. M. Network) Qarax aad u xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.... |
Kaluumeysatada Muqdisho oo soo bandhigeyMuqdisho: (Sh. M. Network) Kaluumeysatada gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay meydka nin Kaluumeyste ahaa oo dhawaan ay toogteen Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaaladaa Muqd... |
David Cameron “ Waan soo dhaweynayaa laDavid Cameron oo ah Ra’iisul wasaaraha Cusub ee dalka Ingiriiska ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay howlgalada la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida ay Maraakiibta shisheeye ka wadaan biyaha Soomaaliya iyo meelaha ku d... |
Shirkii Bankiga Horumarinta Islaamka eeBaku (Sh. M. Network) Magaalada Baku ee dalka Azerbaijan ayaa waxaa shalay lagu soo gabo gabeeyay shirkii sanadnadeedkii bangiga horumarinta islaamka oo labaatanka bishaan aynu ku jirno ka formay Magaaladaasi.... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Shil gaari oo sababay dhimashada in ka bKismaayo: (Sh. M. Network) Shil gaari oo sababay dhimashada in ka badan 10 ruux iyo dhaawaca tiro intaasi ku dhow ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo ee ... |
Dagaal dhimasho iyo dhaawac geestay oo kMuqdisho: (Sh. M. Network) Dagaaladani iyo duqeymahaan oo u dhaxeeyay ciidamada dowaladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab aya waxaa ay ka dhaceen qaar ka mid ah degmooyinka Woqooyi ee m... |
Dowladda Maraykanka oo u hambaliyeeysayNairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Maraykanka ayaa amaantay dhex dhexaadnimada Shabakadda Warbaahinta Shabelle iyadoo dhinaca kalana amaan u soo jeedisay qaabka hufan ee ay ugu adeegto bulshada Soomaaaliyeed iyo bees... |
Saraakiisha AMISOM ee Somalia oo ku baaqMuqdisho: (Sh. M. Network) Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shabaab iyo Xisbul Islaam inay joojiyaan dagaalada bisha Barakeysan ee Ramadaan iyagoona faah faahin dheeri ah ka b... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Dagaalo geestay dhimasho iyo dhaawac ooMuqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo geestay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo islamarkaana u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al shabaab ayaa maanta mar ... |
Xulka Qaranka ee 17 sano Jirada oo ka duMuqdisho : (Sh. M. Network) Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta ee da’doodu ay ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta ka anbabaxay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho iyagoo tababar u aa... |
Kooxaha S/ Afrikaanka ah oo wali sii wadJohannesburg: (Sh.M.Network) Kooxo S/Akrikaan ah ayaa Maalmihii la soo dhaafay dil, dhaawac iyo dhac waxaa ay u geysteen Ganacsatada Soomaalida ee ku nool Magaalada Johannesburg ee dalka S/ Afri... |
Duqeyn loo geystay Suuqa Bakaaraha iyo aMuqdisho: (Sh. M. Network) Duqeyn xoogani oo sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad rayid ah ayaa caawa fiidkii waxaa ay ku dhacday gudaha Suuqa Bakaaraha iyo xaafado hoosyimaada degmada Ward... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |