Midowga Yurub oo soo saaray bayaan ku aadan dilkii Fantastic
Af-hayeen Catherine Ashton, Wakiilka Sare ee Midowga Yurub ee Arrimaha Dibada ahna Madaxwenaha ku-xigeenga Gudiga wuxuu...
Ciidamada Ethiopia ee Baladweyne oo dad ku qabtay halkaasi
Baladweyne: (Sh. M. Network) Ciidamada Ethiopia ee magaalada Baladweyne ayaa maanta howlgal dad lagu...
Puntland oo xukuntay rag isticmaalayey waxyaabaha maanka dooriya
Garoowe: (Sh. M. Network) Maxkmada gobolka Nugaal ee Puntlnad ayaa xukun lacago ganaax ah iyo xarig ku...
Ahlu Sunna oo sheegtay in ay weerar ku tahay Shabaab
Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Munaasabada lagu xusayey bisha Mowliid ee uu dhashay Nabi Max’ed NNKH...
Rag dhac u gaysan rabay Shirkad Xawaaladeed oo laga hortagay
Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda ee degmada Waabari ayaa ka hortagay kooxo hubaysan oo doonayey...
Arday ku eedeeyay musuq maasuq Wasaaradda waxbarashada
Muqdisho: (Sh. M. Network) Arday ka timid Somaliland oo u yimid magaalada Muqdisho si ay uga faa’idaystaan...
Naafadda degmada Waabari oo ka cabanaya nolol xumo
Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah Naafadda degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in...
Hay’adda bisha cas Iran oo gar gaar hor leh usoo diraysa Somaliya
Tehran: (Sh. M. Network) Hay’adda Bisha Cas ee Iran ayaa waxa ay sheegtay in gar gaar hor leh ay soo gaarsiinayso dalka...
Guddiga dastuurka barlamanka oo eedeeyay Xukuumadda
Muqdisho: (Sh. M. Network) Guddiga dastuurka barlamanka KMG Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Xukuumadda...
Munaasabad ay soo qaban qaabisay CRD oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho: (Sh. M. Network) Munaasabadaani oo ahayd mid si heer sara ah loo soo agaasimay islamarkaana...
Khilaaf la sheegay in uu soo kala dhexgalay Saraakiisha Al Shabaab
Afgooye: (Sh. M. Network) Saraakiil ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay inay isku khilaafeen howlo Sako uruin ah oo ay ka...
Xaaladda nin Maraykan ah oo afduub loo haysto oo laga deyrinayo
Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Waxa laga deerinayaa xaaladda Caafimaad ee Muwaadin u dhashay wadanka Maraykanka...
Baladweyne: Kooxo hubaysan oo weerar ku qaaday Ciidamada Ethiopia
Baladweyne: (Sh. M. Network) Kooxo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay weerar ku qaadeen Ciidamada dowladda...
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalo ka dhacay Luuq iyo Qooqaani
Luuq: (Sh. M. Network) Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoobaxaysa dagaalo xalay ka kala dhacay degmada...
Saraakiisha DKMG ee Gedo oo waqti cayiman u qabtay Al Shabaab
Balad-Xaawo: (Sh. M. Network) Saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa wacad ku maray...
Dagaal xoogan oo caawa ka qarxay Luuq
Luuq: (Sh. M. Network) Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab...
Qarax ka dhacay Baladweyne iyo Meydad la helay
Baladweyne: (Sh. M. Network) Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa wararka ka imaanaya...
Dagaal xoogan oo ka dhacay Gedo
Ceel-waaq: (Sh. M. Network) Dagaal qasaaro gaystay ayaa Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah iyo Xarakada...
Cabdi Qeybdiid: “Lug kuma lihi ammaan darida Gaalkacyo”
Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Janaral Cabdi Xasan Cawaale Qeybdii ayaa waxa uu shaaciyay in uusan wax lug...
Caalin oo u dhoofay Jabuuti
Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Sate iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa...



