SHABELLE

 














Stories

Midowga Africa oo wax laga xishoodo ku t

News image

Addis Ababa: ( Sh.M.Network) Gudiga golaha golaha amniga iyo nabadgalyada ee midowga Africa ayaa waji gabax iyo waxyaabo laga xishoodo ku tilmaamay khilaafka soo kala dhexgalay Madaxada dowlada KMG....

Burcad badeedii lagu Maxkamadeenayay Hol

News image

Amsterdam : (Sh.M.Network) Burcad badeed Soomali ah islamarkaana dambiyo loo heystay ayaa ka soo muuqday Maxkamad ku taala dalka Holand iyagoo gaashaanka u daruuray in ay galeeen wax danbiyo ah....

Xisbul Islaam iyo Al Shabaab oo isku hor

News image

 Afgooye: (Sh.M.Network) Wararka laga helayo deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay isku horfadhiyaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Ururka Xisbul Isla...

Museveni oo sheegay in ay ka adkaan doon

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay iney ka adkaan doonaan dagaalka ay kula jiraan kooxo uu ku tilmaamay iney kasoo horjeedaan in nabad iyo horumar uu k...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Madaxweyne Shariif oo ururka IGAD ugu ba

News image

Addis Ababa: (Sh. M. Network) Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka qeyba galay kulankii Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa uu ka codsaday madaxdii ka soo qeyb gashay kulankaasi in d...

Kulan looga hadlayay amaanka iyo siyaasa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kulankaani oo ay ka qeyb galeen Xildhibaano, saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida iyo odayaal dhaqameedyo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho....

Xarakada Al Shabaab oo sedax Hey’adood k

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sedax hay’adood waxaa ay ka mamnuceen ka howlgalida gudaha dalka Soomaaliya kadib markii ay ku eedeeyeen inay dadka Soomaaliyeed ku faafinayeen diin...

Gobolada ay maamulaan Ahlu Sunna iyo gob

News image

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Deegaanada ay ka arimiyaan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaaduud ayaa saakay laga soomin kadib markii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ay sheegeen in aysan arkin bil...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Xaaladda degmada Ceelbarde ee gobolka ba

News image

Ceelbarde: (Sh.M.Network) Waxaa maanta degen xaalada degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool halkaasi oo xalay ay ka dhaceen dagaalo culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa dowladda KMG So...

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegay  in uu soo hagaagayo amaanka gobolka Banaadir oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay ka taagnaayeen falal ay geys...

Beeralayda ku dhaqan gobolka Mudug oo ba

News image

Gaalkacyo: (Sh.M.Network) Beeralayda gobolka Mudug ayaa baaq u jeediyay Maamul goboleedka Puntland xilli roobab xoogan islamarkaana qasaaro u geystay beerahooda ay 24-kii saac ee la soo dhaafay ka da’een deegaano katirs...

Gudigii Amniga ee uu ku dhawaaqay Sharma

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudigii amniga ee laga soo dhex Xulay golaha Wasiirada Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa yeeshay kulamadoodii ugu horeeyay ee ay kaga arinsanayaan qaabkii loo soo celin lahaa amni...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Maamulka Xisbul Islaam oo ka warbxiyay h

News image

Afgooye: (Sh. M. Network) Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee deegaanka Lafoole ayaa ka warbixiyay howlgalo ciidamadoodu maalmihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen deegaanada Ceelasha biyaha, Carbiska iyo Lafo...

Tarida dadka Somalida ee ay qabteen Ciid

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) In ka badan 100 ruux oo Soomaali ah ayaa labadii habeen ee la soo dhaafay waxaa Magaalada Nairobi ku xir xirey ciidanka wadanka Kenya iyadoo qaar ka m...

Qasaaraha ka dhasahy dagaalo ka dahcay C

News image

Bacadweyne: (Sh. M. Network) Waxaa sii kordhey Qasaaraha ka dhashay dagaal beeleed shalay deegaanada Bacadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug ku dhexmaray labo beelood oo walaalo ah,iyadoo Odayaasha kasoo jeeda laba...

Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Ra'iisul W

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Sida ay sheegayaan wararka laga helayo xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, Maanta ayaa lagu wadaa in go'aan kama dambeys ah uu ka soo baxo Ra'iisul wasaare Sharma'arke ....

More in: NEW IN SOMALI CONTENT