SHABELLE
Filter     Display # 
#
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
20
 
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 71

Stories

Macalin Xaashi “ Waxaa ragga amraynaa in

News image

 Muqdisho: (Sh.M.Network) Macalin Xaashi Max’ed Faarax gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir ayaa ku amray ragga ku dhaqan gobolka Banaadir in ay garga siidaayaan islamarkaana shaaribka ay xiir...

Maamulka degmada X/jajab oo sheegay in u

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Iyadoo dhawaanahan falal amni Daro ay ka taagnaayeen degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Maamulka dowladda KMG ee degmadaasi X/ja...

Kulankii Mudanayaasha Barlamanka oo ku d

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Waxaa maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya iyadoo kulankooduna uu ku soo dhamaaday sawan iyo buuq farabadan, waxana dhinac kal la dhaariyay xild...

Ahlu Sunna oo dumarka Xijaab ku amartay,

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud ayaa haweenka ku amray inay qaataan Xijaabka iyagoo dhinaca kalana mamnuucay daawashada afla...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Xasan Daahir “Waa fashilantay dowadu”

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Shabelle la hadlay ayaa sheegay in dowladda KMG ee Soomaaliya ay lugaha la gashay fashil u horseedaya Burbur ...

Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boon

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay  ay ka socdeen dagaalo iyo duqe...

QM oo ugu baaqday dowladda in ay waxa k

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa ayaa waxaa ay ugu baaqday dowladda KMG ee Soomaaliya in ay wax ka qabato xaalada wadanka Soomaliya oo mudooyinkii u dambeeyay ay ka d...

Dowladda KMG oo sheegtay inay wadahadal

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Wasaarada Warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in dowladda KMG ay wahadal kula jirto Saraakiil ka tirsan Ururka Xisbul Islaam islamarkaana ay ku hanweyntahay in dowladda ka mid ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Xasan Daahir oo ku eedeeyay Ganacsatada

News image

Afgooye: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ku eedeeyay Ganacsatada Soomaaliyeed ka qeyb qaadasho la’aanta dagaalada uu ugu yeeray Jihaadka ee ka socda gudaha dalk...

Xaalada Muqdisho oo degan.

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network-13-05-2010) Kadib dagaalo iyo duqeymo is bad bad socday oo shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho una dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG oo taageero ka h...

Duqeyn loo geystay Suuqa Bakaaraha iyo a

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Duqeyn xoogani oo sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad rayid ah ayaa caawa fiidkii waxaa ay ku dhacday gudaha Suuqa Bakaaraha iyo xaafado hoosyimaada degmada Ward...

Qoyska, Lamaanaha Britain oo bixiyay kal

News image

 London: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay heleen kalabar lacagtii ay ka doonayeen in laga siiyo lamaanaha u dhashay wadanka Britian ee ay k...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dowladda KMG Somaliya oo Sheegtay inay u

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaardaa Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay u diyaar garowdey duulaanka Al Shabaab ay ku soo ...

Qarax ciidamada dowlada lagula eegtay de

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Qarax geystay qasaare nafeed ayaa Galabta waxaa ciidamada dowlada  KMG ee oomaaliya lagula eegtay Xaafada Buula Xuubey degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoona qaraxaasi ay Mas'uuliyadiisa sheegteen Xarakada Muja...

Shabaab oo la wareegay Idaacadii Qur’aan

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Maamulka Xarakada AL Shabaab ee gobolak Banaadir ayaa Maanta la wareegay qalabkii iyo dhismihii ay laheyd Idaacada Qur’aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho iyadoo arinkaasina ay ka hada...

Madaxweyne Shariif “dowladdu ma ciidamey

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network)Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Shekh Axmed ayaa maanta warar been ah oo la dhoodhoobay ku tilmaamay warbixino sheegaya in dowladda KMG Soomaaliya ay ciid...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT