SHABELLE
 

Madaafiic xoogan oo Caawa ku dhacday Xaafado kamid ah magaalada Muqdisho.

Muqdisho:(Sh.M.Network) Madaafiica ay dadi ku geeryoodeen qaar kalana ay ku dhaawacmeen ayaa Caawa Fiidkii waxaa ay ku dhaceen xaafado kamid ah magaalada Muqdisho.

Fiidnimadii Caawa ayaa mar qura waxa ay tiro Madaafiic ah ku soo dhaceen qeybo badan oo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana ay Madaafiicdaasi sababeen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.

Inta la ogyahay 2-ruux oo rayid ah ayaa ku geeryootay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir halka 4-kale ay iyana ku dhaawacmeen Xaafada Siinaay ee degmada Wardhiigleey kadib markii Madaafiic habow ah ay ugu tageen xaafadahooda sida ay Shabelle u xaqiijieen dad goob joogayaal ah.

Sidoo kale 6-qof ayaa ku dhaawacantay Madaafiic dhowr ah oo ku soo dhacday agagaaraha Isgoyska Howlwadaag iyo hareeraha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho sida uu Shabelle u sheegay Cali Muuse oo kamid ah Saraakiisha gaadiidka Gurmadka deg deg ah.

Macada qasaaraha dhabta ah ee Madaafiicdii Caawa ka soo gaaray dadka rayidka ah maadama xilligu uu yahay xilli habeen ah, waxaana suuro gal ah in qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee soo gaaray dadka rayidka ah uu intaasi ka badanyahay.

Inta badan Madaafiicda ku dhacda degmooyinka gobolka Banaadir ayaa qasaaraha ugu badan waxa uu ka soo gaaraa dadka rayid ah ee aan waxba galabsan iyadoo xaalada dadka maatida ah ee Soomaaliyeed ay iminka marayso alow sahal.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Stories

Xaaladda degmada Ceelbarde ee gobolka ba

News image

Ceelbarde: (Sh.M.Network) Waxaa maanta degen xaalada degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool halkaasi oo xalay ay ka dhaceen dagaalo culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa dowladda KMG So...

Ku dhawaad 50 ruux oo ku dhaawacmay daga

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kudhawaad 50 ruux oo ku dhaawacmay dagaaladii maanta ka dhacay Xaafadaha waqooyi ee Magaalada Muqdisho ayaa la gaarsiiyay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho iyadoo qaar ka mid ...

Bandow Xalay lagu soo rogay Magaalada La

News image

Laascaanoodi: (Sh. M. Network) Waxaa habeenimadii xalay bandow lagu soo rogay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool kadib markii halkaasi ay ka dhaceen rabshado u dhaxeeyay taageerayaasha qaar ka mid ah...

Cabsida Shacabka iyo kulanka Barlamanka.

News image

Muqdisho 16, May.10 ( Sh.M.Network) Xili Saacadaha soo aadan la filayo in uu furmo kal fadhiga Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay sameeyn weyn arintaasi ku yeelatay wadayaasha gaadiidleyda, Ganacsatada iyo ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Qasaarihii dagaalkii shalay oo kordhey i

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa saakay xaalad deganaan ah laga dareemayaa Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho halkaasi oo shalay ay ku dagaalameen Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ururka Xisbul Isla...

Wabseydka Shabakadda Warbaahinta Shabell

Wabka Shabelle ayaa noqday Wabka Kaliya ee ugu aqrinta Badan Wabseedyada Soomaalida sida lagu ogaaday Codqaadis ay sameeyeen Saxafiyiinta Shabelle ee k u kala Sugan Shanta Qaaradood ee Caalamka. Kumanaan qof ...

Ciidamo gadoodsan oo Maanta mudo saacado

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta mudo Saacado ah xirey isku socodka qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, iyadoo arintaasina ay saameyn ku y...

Xildhibaan, madaxa dowlada ku eedeeyay i

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xildhibaan Ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif iyo Ra’iisul wasaare Sharma’arke isagoo sheegay inay xilalka u magacaabsaan si s...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku baaqa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha gobolka Banaadir Max’uud Axmed Nuur Tarzan ayaa ka codsaday Madaxda dowladda inay garab istaagaan Maamulkiisa si uu u hanto dib u soo celinta amaanka gobolka Bana...

Dalalka Maraykanka iyo Norway oo dhaqaal

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Dowladaha Maraykanka iyo Norway ayaa waxay balan qaadeen in ay ka caawinayaan dowladda Somalia sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka Soma...

Jamaacada Al-Ictisaam oo soo saartay war

News image

Garoowe: (Sh. M. Network) Jamaacada Al-Ictisaam ayaa soo saartay Bayaan ka kooban 5 qodob oo ay kaga hadlayaan cida uu ka dagi la’yahay dalka Soomaaliya, iyo qodobo kale oo ku ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Madaxweyne Shariif oo sheegay in ay wada

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladiisu ay wado qorshe buuxa oo ay ku xaqiijinayaan amaanka hoteelada ay ku suganyihiin xildhibaanada Barl...

Maamulka Puntland ee G. Mudug oo ku baa

News image

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Masuuliyiinta Puntland ee Maamulka gobolka Mudug ayaa ku baaqay in gar gaar lala gaaro dadkii dhawaan laga soo masaafuriyay magaalooyinka waaweyn ee Puntland ee haatan ku suga...

Xubno ka socda dalalka Yurub oo Maanta

News image

Garoowe: (Sh.M.Network) Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa sheegay in Maanta xubnihii ugu badnaa ee ka socda Wdamada Qaarada Yurub si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladaasi oo a...

Ciidamada Axmed Madoobe iyo kuwa Al Shab

News image

Dhoobley: (Sh. M. Network) Dagaal xoogan oo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta degmada Dhoobley ku dhexmaray Ciidamo uu horkacayay Sheekh Axmed Madoobe iyo kuwa ka tirsan Xara...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT