SHABELLE
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.

Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunka.

Axmed Maxamed Iikar oo ka mid ah Kaluumaysatada kawaanka Degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir oo Shabelle lahadlay ayaa waxaa uu shegay in saro u kaca qiimaha kaluunka ay ka danbeeysay kagadaal markii ay dabeel xooggan laga dareemay badda, taasina ay keentay sid uu tilmaamay in kiiladii Malaayga ee horay loo iiibin jiray qiimo dhan 50-kun oo shilinka Soomaaliga ah in iminka la iibiyo qiimo dhan 80-kun shilin, waxuuna intaasi ku daray in kaluunka laga keeno dhinaca Xeebta Ceel-macaan ee gobalka  Shabeellaha Dhexe maadaama uu tibaaxay in uu yaraaday kaluunkii laga keeni jiray xeebahah magaalada Muqdisho.

“waxaa gadi jirnay Kiilo 50-kun laakin hada waxaan iibinaa lacag gaaraysa 80-kun taasna waxaa keentay xoogaa badda oo dabeeylo ay ka kacsanyihiin, hadii aan kaluunka Ceel- macaan laga heli laheyn kiilo waxay ahaan lahayd 150-kun laakiin hada waxaan ku ceemannaa malaayga ceelmacaan” ayuu yiri.

Saro u kaca ku yimid qiimaha la kala iibsado kuluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu saamayn ku yeeshay dadka ka ganacsada kaluunka noocyadiisa kal duwan iyo qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gobalka Banaadir ee inta badan iibsada kaluunka.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Stories

Dowladda KMG oo beenisay in Al Shabaab a

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta beenisay hadal shalay xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay ku sheegeen inay kula wareegeen fariisimo ay horay ugu sugnaayeen ciidamo...

Roobab burburiyay guryo ay ku noolaayeen

News image

Afgooye: (Sh. M. Network)  Roobab burburiyay guryo cooshado ka sameysnaa oo ay deganaayeen dad barakacayaal ah islamarkana saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo gaadiidka ayaa maanta ka da’ay deegaano hoos...

Shabaab oo la wareegay Idaacadii Qur’aan

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Maamulka Xarakada AL Shabaab ee gobolak Banaadir ayaa Maanta la wareegay qalabkii iyo dhismihii ay laheyd Idaacada Qur’aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho iyadoo arinkaasina ay ka hada...

Maamulka Guriceel oo dilkii Sheekh Max’e

News image

Guriceel: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa dilkii shalay loo geystay Sheekh Max’ed Tahliil waxaa uu ku eedeeyay inay ka dambeeyeen Xarakada Al S...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Madaxweyne Shariif oo sheegay in ay wada

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladiisu ay wado qorshe buuxa oo ay ku xaqiijinayaan amaanka hoteelada ay ku suganyihiin xildhibaanada Barl...

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo ka hadla

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Shama’arke ayaa sheegay in qaraxyadii Kampala ay sii dardar galinayaan howlaha nabad ilaalinta iyo taageerada loo fidnayo dowladda KMG Soomaaliya....

UN-ka oo sheegay in hab cusub ay ku taag

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay istaraatiijad cusub oo ay ku taageerayso howlgalka ciidamada midowga Africa ee AMISOM ay ka wadaan gudaha wadanka Soomaaliya gaar ahaan Caasimada Muqdish...

Dowladda oo sheegtay in dhawaan uu soo

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Wasaarada dastuuraka dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in 30-ka bishaan ay soo bandhigi doonto qoraalka kowaad ee dastuurka Soomaaliya u heer gabo gabo ah marayo sameynta dastuurka Cusub ee...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Banaanbax looga cabanayay biyo la’aan oo

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Banaanbax looga cabanayo biyo la’aan baahsan ayaa maanta qoysas barakacayaal ah waxaa ay ka dhigeen inta u dhaxeysa Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/h...

Dowladda KMG oo ku eedeysay Ethiopia in

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Wasaarada Ganacsiga dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku eedeysay dowladda Ethiopia in ay ku xadgudubtay shacabka ku nool Magaalada Buuhoodle iyadoo baaq u jeedisay Soma...

Madaxweyne Shariif “dowladdu ma ciidamey

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network)Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Shekh Axmed ayaa maanta warar been ah oo la dhoodhoobay ku tilmaamay warbixino sheegaya in dowladda KMG Soomaaliya ay ciid...

Qori Tuurka tartan aqooneedka Shabelle o

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Waxaa maalinta Bari ah galinka hore Xarunta Shabakadda Warbaahita Shabelle ee Magaalada Muqdisho ka dhacaya qori tuurka Barnaamijka tartan aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Inta badan Idaacahadihii ka howlgalayay

News image

Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Waxaa maanta shaqadoodii hakad galiyay inta badan Idaacadihii ka howlgalayay gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya kadib markii sida la sheegay ay cadaadi kala kulmeen Maamulka Ahlu Sunn...

Khilaaf u dhaxeeya Shariif iyo Sharma’ar

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa soo shaac baxay Khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke kaasi oo s...

Duqeyn dhimasho dad rayid ah sababtay oo

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Duqeyn sababtay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah ayaa maanta waxaa loo geystay xaafado ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir kadib Markii halkaasi ay mada...

Ciidmada ka tirsan Xisbul Islaam iyo dha

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul islaam iyo dhalinyaro hubeysan waxaa ay galabta ku dhexmartay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqd...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT