SHABELLE
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.

Dilalkaani ayaa dadka loo geysta waxa ay isugu jiraan dad rayid ah Ganacsato iyo kuwa kale oo la sheegay inay Al Shabaab ka tirsanaayeen, waxaana dilka koowaad uu ka dhacay Xaafada Buula Xuubeey gaar ahaan halka looyaqaan Macruuf, waxaana halkaasi dil loogu geystay qof rayid ah iyadoo sidoo kale ganacsadihii dukaanka Macruufna la dhaawacay.

Falkaasi ayaa waxaa geystay kooxo hubaysan, waxaana halkaasi mudo ka dhacay israsaaseyn daqiiqado socotay, iyadoo dhaawacii ganacsade Macruufna loo qaaday isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Dilka kale ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir halkaasi oo ciidamada dowladda KMG ay ku qabteen ilaa 3 nin oo ay uga shakiyaan inay ka tirsanaayeen Al Shabaab, waxaana goobta ay ku dileen mid ka mid ah sedaxdaasi walow labadii kale ay ka baxsadeen.

Ciidamada dowladda ayaa sheegay in qofka ay dileen ay ka qaadeen bastoolado iyo bambooyin uu xiligaasi watay, waxaana meydka ninkaasi uu yiilay goobta lagu dilay ilaa dhowr saacadood.

Saakay ayaa markii uu waagu baryay ciidamada dowladda KMG waxaa ay howlgalo ka bilaabeen xaafadaha Nasteexo iyo Buul xuubey ee gobolka Banaadir halkaasi oo baaritaano xoogan ay ka sameeyeen.

Lama oga in ay howlgaladooda dad ku soo qab qabteen iyo in kale hase ahaatee Maamulka degmada Wadajir oo aan xariir la sameynay ayaa inoo sheegay in uu faah faahin ka bixin doono Saacadaha soo aadan howlgaladaasi.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Stories

Maamulka G.Banaadir oo ku baaqay in la c

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay Ganacsatada iyo hay’adaha Samafalka ee ka howlgala gudaha wadanka Soomaaliya inay dardar galiyaan caawinta dadka barakacayaasha ah....

Ethiopia oo sheegtay in aysan diyaar u a

News image

 Addis Ababa: (Sh. M. Network) Xukuumada Ethiopia ayaa sheegtay in Ethiopia Xiligaan aysan diyaar u aheeyn in ay faragaliso xaaladda ka taagan gudaha dalka Soomaaliya oo ay haatan ka socdaan daga...

Howlihii cod bixinta Kaararka oo lagu so

News image

Hargeysa: (Sh.M.Network) Howlihii bixinta Kaararka Doorashooyinka Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay qeybo kamid ah gobolada ...

Dad ku dhintay iyo ku dhaawacmay labo ga

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Labo ruux ayaa geeriyootay tiro intaasi ka badana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Shil gaari uu maanta barqadii ka dhacay inta u dhaxeysa Kulyada Jaalle Si...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dowladda KMG oo sheegtay in dagaalada ay

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ay ku dishay ilaa 25 dagaalyahan oo ay ku jiraan saraakiil sar sare...

IGAD oo ugu baaqday UN-ka in ay la waree

News image

Addis Ababa: (Sh.M.Network) Urur goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay jimciyada Qurumaha ka dhaxeysa in ay la wareegaan guud ahaan howlaha nabad ilaalinta ee dalka Soomaaliya si loo helo xasiloonidii iyo kala...

Dab geystay qasaare hantiyadeed oo xalay

News image

Goldogob: (Sh. M. Network) Wararka laga helayo degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa sheegay in xalay halkaasi uu ka kacay dab aad u xoogan islamarkaana  geystay qasaare maaliyadeed....

Soomaalida ku nool S/Afrika oo kulan la

News image

Cope Town : (Sh. M. Network)  Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan K/Afrika ayaa maanta kulamo la qaadatay Masuuliyiin ka tirsan dowladda K/Afrika iyagoo kala hadlay dilalka loo geysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee k...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Maamulka Galmudug oo sheegay in ay qabte

News image

Gaalkacyo: (Sh. M. Network)  Taliska Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen qaar ka mid ah kooxihii dhawaan dhaca u geystay Shirkada Xawaalada Qaran Express ee Waqooyiga magaalada Gaal...

Banaanbaxyo lagu teegeerayo Xisbiga UCID

News image

Hargaysa: (Sh.M.Network) Banaanbax si weyn loo soo abaabulay oo ay isugu soo baxeen taageerayaasha xisbiga Siyaasiga ee UCID ayaa saakay ka dhacay Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland kaasi oo qeyb ka a...

Qarax Miino oo maanta ka dhacay Degmada

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network)  Qarax Miino oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaara dad rayid ah ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada Boondheera ee gobolka Banaadir , iyadoo qaar...

Qaramada Midoobay oo ka walaacsan gar ga

News image

New York: (Sh. M. Network) Hay’adda Bani’aadannimada u qaabilsan Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay ka wal walsantahay cuna la’aanta kasii daraysa ee dalka Somalia, iyadoo koofurta iyo bartamaha Somalia ay g...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Soomaalida ku sugan S/Afrika oo ka walaa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Iyadoo habeen ka hor dalka S/afrika lagu dilay ganacsade Soomaali ah laba kalana dhaawac loogu geystay ayaa arintaasi waxaa si kulul uga hadlay qaar ka mid ah m...

Wasaarada Arimaha bulshada oo sheegtay i

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dhaqan celinta iyo Arimaha Bulshada Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ay kala qeyb qaadaneyso ka shaqeynta arimaha bulshada ee gobo...

Wasaarada Warfaafinta DKMG oo cambeereys

News image

Muqdisho  : (Sh. M. Network) Wasaarada Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta Warsaxaafadeed ay soo saratay waxaa ay ku cambaareysay Xarigii iyo xukunkii lagu ridey agaasimihii Idaacada Horseed Media ee Maga...

Madaxweyne Shariif iyo Wasiirka Arimaha

News image

Roma: (Sh. M. Network) Waxaa xalay fiidkii Magaalada Roma ee Xarunta wadanka Talyaaniga kulan ku qaatay Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wasiirka arimaha dibada Talyaaniga Faranko Fara...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT