Kulan looga hadlay ammaanka oo ka dhacay Baladweyne
Baladweyne:( Sh. M. Network) Kulan looga hadlayay ammaanka islamarkaana ay ka qeyb galeen qeybaha...
Indha-cadde: Al-dawaahiri iyo Abuu Zubeyr waa wiil iyo Aabihiis
Muqdisho :( Sh. M. Network) Janaral Yuusuf Max’ed Siyaad (Indha-cadde) oo waraysi siiyay...
Midowga Afrika oo wada dadaalo lagu xalinayo khilaafka barlamanka
Muqdisho :( Sh. M. Network) Ururka Midowga Afrika ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan dadaalo ay ku xalinayaan khilaafka...
Dooxada Shabelle oo diyaarinaysa howlgallo ka dhan ah Al Shabaab
Baladweyne :( Sh. M. Network) Maamulka Dooxada Shabelle ayaa ku cago jugleeyay inay bilaabeen howlgallo ka dhan...
Taliska AMISOM oo ka digay qaraxyo laga gaysto Muqdisho
Muqdisho :( Sh. M. Network) Taliska Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ka digay in...
Al Shabaaab oo si rasmi ah ugu biiray Al qaacidda
Muqdisho :( Sh. M. Network) Kadib war kasoo baxay hogaanka Al qaacidda iyo Al Shabaab ayaa lagu sheegay...
Dhega-badan: shacabka hanagu gacan siiyaan ciribtirka Al Shabaab
Muqdisho :( Sh. M. Network) Taliska Ciidamada Militariga dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Xarakada Al Shabaab...
Rag looga shakisanaa burcad badeed oo laga soo dajiyay Muqdisho
Muqdisho :( Sh. M. Network) Rag looga shakisan yahay inay yihiin kooxo burcad badeed Soomaali...
Xuseen Carab Ciise: Waan la dagalamayna ammaan darida
Muqdisho :( Sh. M. Network) Xukuumadda KMG ah ayaa sheegtay inay ka hortagayso qaraxyada iyo falalka ammaan dari oo ay Ciidamada...
Al Shabaab oo nabadoono ku jir dilay, kuna xiray Galgaduud
Gal-cad :( Sh. M. Network) Xarakada Al Shabaab ayaa dad ay ku jiraan Nabadoono ku xir xiray degmada Gal-cad, iyagoo la wareegay...
Madaxweyne Shariif oo kulan la leh Xildhibaanada kasoo horjeeda
Muqdisho :( Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta kulamo ay albadaabada u xiran yihii Xarunta...
Maraykanka iyo Ingiriiska oo walaac ka muujiyay xaladaha Somaliya
London :( Sh. M. Network) Warbixin ay si wadajir ah usoo saareen dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa waxa ay ku sheegeen...
Midowga Afrika oo cambaareeyay qaraxii Muqdisho
Muqdisho :( Sh. M. Network) Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Wufula Mamuyiyi oo maanta shir jaraa’id...
Dagaal ka dhacay Jubbooyinka
Badhaadhe :( Sh. M. Network) Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, Raaskambooni, Kenya iyo Xarakada...
Qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay Dharkeenlay
Muqdisho :( Sh. M. Network) Qaraxyo is xig xigay ayaa maanta waxa Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah lagula eegtay degmada...
Jaamcadda Carabta: Shirka London waa xalka Somaliya
Qaahira :( Sh. M. Network) Ururka Jaamacadda Carabta ay kulan ay ku yeesheen Xarunta Ururkaasi oo ku taala Magaalada Qaahira...
AMISOM: Shabaab Muqdisho ayay wali ku sugan yihiin
Muqdisho :( Sh. M. Network) Taliska Ciidamada AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in Magaalada Muqdisho wali ay ku sugan yihiin...
Xaaladda Sool oo degan
Muqdisho :( Sh. M. Network) Xaalad deganaansho oo aan cago wanaagsan ku taagneyn ayaa saakay laga dareemayaa deegaano...
C/laahi Sheekh Xasan: Waa wax laga naxo qaraxa Hotel Muna
Muqdisho :( Sh. M. Network) Gudoomiyaha Isbahaysiga Nabadda Soomaaliya C/laahi Sheekh Xasan oo la hadlay...
Al Shabaab oo sheegay inay laba laabayaan qaraxyada
Muqdisho :( Sh. M. Network) Ururka Al Shabaab ayaa sheegay inay wadayaan qaraxyada ka dhaca Magaalada...



