Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika ayaa wareysi qaas ah ku siiyay Nairobi Wariyaha Shabelle Axmed Nuur Max’ed faarax Gentleman.
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.![]() Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunk... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Shabaab.![]() Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Midowga Afrika oo ku baaqay in 15 maalin lagu keeno ciidamdii la balan qaaday.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Midowga Afrika aya isku raacay in la keeno Ciidamo dheeri ah wadanka Soomaaliya mudo 15 maalin gudahood kuwaas oo horay loo qorsheeyay in loo soo diro gudaha wadanka Soom... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Howlgalo hakad galiyay ganacsigii oo ciidamada dowlada ay ka sameeyen Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo hakad galiyay qaar ka mid ah dhaq dhaqaaqyadii ganasciga waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir oo xalay ay ka dhaceen dilal qors... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Yeed ee gobolkaBakool.![]() Yeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay guulo ka sheegteen.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somali![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam oo iska fogeeyay in uu xariir la leeyahay Al Shabaa![]() Boosaaso: (Sh. M. Network) Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika oo Wareysi qaas ah siiyay Shabelle![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Afrika oo Maanta wareysi qaas ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka taagan Soomaaliya, Somalilan, Puntland, Lamaanaha Ingiriiska iyo Qaraxyadii ka dhacay Kampala.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Shacabka Baladweyne oo ku baaqay in la joojiyo xiisadaha dagaal ee Baladweyn.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Shacbiga ku dhaqan maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Xarakada Al Shabaab iyo ciidamad Dowladda KMG ee gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dhaq dhaqaayada dagaal ee ku wajahan magaalada Ba... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boondheere oo dalbada la joojiyo dagaalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Dowladda KMG ayaa dalbaday in ay la joojiyo dagaalada degm... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay Turkiga.![]() Istanbul: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga kaasi oo ay saarnaayeen shaqaale kor u dhaafaya 20 badmaaxi.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Maamulk degmada Wadajir oo ka warbxiyay howlgalo laga sameeyay degmadaasi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degmadaasi Wada... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qaadista dacwadaha dhulalka.![]() Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Afhayeenka Al Shabaab “Xabbad ayaan kala hortageynaa ciidanka cusub”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysas cabsi darteed uga barakacay xiisado dagaal oo ka jira Hiiraan.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Dhaq dhaqaaqyo horleh ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoostaga ee Gobolka Hiiraan iyadoo dadkii halkaasi ku sugnaa ay bilaabeen inay cabsi u barakacaan.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu furanyahay Albaabka wadahadalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo iska fogeeysay inay ku lug lahaayeen dagaaladii Puntland.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa iska fogeysay in wax lug ah ay ku lahaayeen dagaaladii qasaaraha geystay ee Ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaano ka tirsan ... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah oo ku dhacday degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ay dad rayid ah ku dishay degmada Wadajir.... Wednesday, 28 July 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Xiisado u dhaxeeya Xisbul Islaam iyo AlMuqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa Saakay Xaafado ka mid ah degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir ka taagan xiisado dagaal oo u dhaxeeyay Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab iyo ururka Xisbul Isla... |
Madaxweyne Faroole oo ku baaqay in lagalGaroowe: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Max’ed Faroole ayaa beesha Caalamka iyo wadamada dariska ah ugu baaqay in ay kala qeyb qaataan dagaalada dowladda Puntland ay kula jirt... |
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Maanta dalaMuqdisho:-(Sh. M. Network) Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalacsiiyay in ka badan 30 sargaal oo ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya.... |
Ganacsato Soomaali ah oo boob loogu gaysCape Town: (Sh. M. Network) Waxaa xalay fiidkii boob loogu gaystay Tuulooyin hoostaga Magaalada Cape Town ee Dalka K/Africa Ganacsato Soomaaliyeed oo halkaasi meherado ganacsi ku laha... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Madaxweyne Shariif oo Madaxweynaha UgandMuqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa Madaxweynaha Uganda Yuweri Musafani kala hadlay in qaraxyadii ay geysteen Al Shabaab aan loo dhibaateyn shacabka Soomaalida ee ku nool... |
Xisbul Islaam oo nin odey ah dhagax ku dTooratoorow: (Sh. M. Network) Maamulka Ururka Xisbul Islaam ee deegaanka Tooratoorow ayaa Maanta Xukun Rajmin ah ku fuliyay nin lagu eedeeyay in uu kufsaday gabar 12 sano jir ah iyadoo dhin... |
Madaxweyne Siilaanyo oo sheegay in beriHargeysa: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ayaa maanta sheegay in maalinta beri ah uu soo Magacaabayo dowladiisa kadib markii maanta lagu wareejiyay xilka madaxtinimada ee Somaliland.... |
Baaritaanadii ugu xooganaa oo ciidamadaMuqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya aya amaanta Baaritaanadii ugu xooganaa waxaa ay ka sameeyeey inta badan degmooyinka ay maamusho dowladda KMG Soomaaliya iyagoo gacanta ku dhigey dhowr qof.... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Madaafiic qasaare geysatay oo maanta kuMuqdisho: (Sh. M. Network) Duqeyn ay ku waxyeeloobeen dad rayid ah ayaa maanta ku dhacday Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo isbitaalka Madiina la gaarsiiyay ku dhawaad 30 ruux oo q... |
Mudanayaasha Barlamanka oo Maanta kulmayMuqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa Saacadaha soo aadan lagu wadaa in xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ay isugu yimaadaan mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya kuwaasi oo la sheegay in maantana ay l... |
Ciidamada dowladda oo saakay isku rasaasMuqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG ee ku wada sugan Isgoyska Ex Contarol Afgooye ayaa saakay isku rasaaseeyay halkaasi kadib markii sida la sheegay ay ku murmeen lacagihii halkaasi ay g... |
Dad lagu eedeeyay amni daro oo laga qabAfgooye: (Sh.M.Network) Ciidamada Maamulka Xisbul islaam ayaa deegaanka Yaaqbariweyne ka qab qabtay ku dhawaad 5 ruux oo burcad ah kuwaas xili ay howlgalo ka sameynayeen tuulooyin hoostaga deeg... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Ciidamada Puntland oo Saakay Boosaaso kaBoosaaso: (Sh. M. Network) Ciidamada Amaanka ee Puntland ayaa saakay howlgalo ka sameeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayagoo gacanta ku dhigay dad aad u faraban oo ay ku jire... |
Shirkadda Dahabshiil oo lacag u qeybisayMuqdisho: ( Sh.M.Network) Shirkadda Xawaalada Dahabshiil ayaa Soo gaba gabeysay deeqo lacageed oo ay Maalmihii la soo dhaafay gaarsiinaysay dadka Barakacayaasha ah ee ku dhibaateysan Mudisho iyo daafaheeda.... |
Gudiga Dastuurka oo faro gelin awgeed uMuqdisho: ( Sh.M.Network)Gudiga Dastuurka ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegay in ay qarka u saaranyihiin in ay hakiyaan sameynta howlaha Dastuurka Soomaaliya kadib markii ay ku bateen faro gelinta ay ku hayso ... |
Maraykanka oo qorsheenaya in uu duulaanWashington: (Sh.M.Network) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay suurto galtahay in weeraro xaga Cirka ah oo ay ku bartilmaameedsanayso Kooxaha Burcada badeeda Soomaalida iyo Islaamiyiinta Soomaaliya ay ka fuliso gudaha wada... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |