Muqdisho: (Sh. M. Network) Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u soo dhaweeyay dhageysiga Idaacada BBC-da kadib markii Shabakadda Warbaahinta Shabelle ay bilowday inay ka baahiso Magaalada Muqd...
Aqoonyahanada Somalida oo ku baaqay in la joojiyo dhiiga Shacabka.![]() Oulu: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa Waxaa ay ka hadleen Dagaalada iyo duqeynaha Labada todobaad uu ku daadanayo dhiiga Shacabka Soomaaliyeed iyagoo ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya inay dagaalada jooj... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Xildhibaano ugu baaqay UNDP inay faraha kala baxdo sameynta Dastuurka Cusub.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay hay’adda UNDP inay faraha kala baxdo Sameynta Dastuurka cusub iyagoo dhinaca kale Xukuumada kMG ku eedeeyay in ay gashay qiyaano qara... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Dhagaxtuur u magaacay Agaasime wasaaradeed.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Kulanka Golaha Wasiirada Xukuumada KMG Soomaaliya maanta ay ku yeesgeen Muqdisho ayaa Ra’iisul Wasaare Sharma’arke waxaa uu gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Max’ed Cusmaan Dhaagaxtuur uu u magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukuumada KMG Soom... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in DKMG laga difaaco Shabaab iyo Xisbul Islaam![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda wadanka Ingiriiska ayaa mar kale ugu baaqday beesha Caalamka in dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacan siiyo dagaalada ay kula jirto Xarakada Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Isla... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab oo isku rasaseeyay Wadada Warshadaha.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Iska horimaad hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee qeybo ka mid ah wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Al Shab... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ciidamada AMISOM oo duqeyn u geystay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic geysatay qasaarooyinka isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamada AMISOM waxaa ay Maanta ku garaaceen Xaafado ka mid ah degmada Hodon iyo Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo uu xirmey ganacsi yar oo suuqaasi maanta ka furm... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Midowga Yurub oo ku dhawaad 50 Milyan oo Yuurow ugu deeqay AMISOM.![]() Brussels : (Sh. M. Network) Ururka midowfa Yurup oo lacag gaaraysa 47-Milyan oo Yuuroow ugu deeqay howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaliya si ciidamadaasi ay ugu fududaato in ay nabad ku soo dabaalaan gudaha dalka So... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka digay masiibo bini’adanimo.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Golaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimad beelaha Hawiye ayaa ka digay in masiibo bini’aadanimo oo ka dhalata dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soom... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Qaxootiga Somalida ee Musambig oo ka cabanaya dhibaato xagga nolosha ah.![]() Maputo: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida e dalka Musambiig ayaa ka cabanaya dhibaatooyinka dhanka nolosha ah oo kusoo food saaray xerooyin qaxooti ah oo ay kaga noolyihiin dalk... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Dowladda Ugandha oo Soomaliya u soo dirtey 750- askari oo dheeri ah.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Dowladda wadanka Ugandha ayaa sheegtay in 750-askari ay u soo diortay gudaha Soomaaliya si ay ugu biiraan ciidamada ururka Midowga Afrika AMISOM ee Muqdisho ku sugan.... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ciidmada ka tirsan Xisbul Islaam iyo dhalinyaro hubaysan oo galabta is rasaaseya![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul islaam iyo dhalinyaro hubeysan waxaa ay galabta ku dhexmartay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqd... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Gudiga ku howlan sameynta Dastuurka oo faah faahiyay Dastuurka cusub.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudiga Madaxa banaan ee Dastuur sameynta dalka Soomaaliya ayaa maanta markale soo bandhigay Dastuurka dalka uu yeelanayo iyadoo gudigaasi faah faahin dheeraad ah ay ka bixiyeen waxyaabaha uu ku saleesanyahay Dastuurka dalka Soom... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Ramatane Lamamra “AMISOM Soomaaliya kama baxayso”.![]() Qaahira: (Sh. M. Network) Ramantana Lamamra oo ah Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Amniga iyo Nabadeynta ayaa sheegay in ay ciidamada AMISOM aysan ka bixi doonin gudaha wadanka Soomaaliya.... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo isku khilaafsan Magaca ay ku midoobayaan.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wadahadal u socda Xisbul Islaam iyo Shabaab ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana Shabelle loo xaqiijiyay in labada dhinaca ay isku mari la’yihiin qaadashadaha Magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Sha... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Shabaab: Dagaalada Muqdisho waxaa ku soo biira raba diyaarado dagaal.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarakada AL Shabaab ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed weydiistay inay caawiyaan maadaama sida ay sheegeen dagaalada Muqdisho ka socda haatan ay ku sii biiri rabaamn diyaarado dagaal oo wax duqe... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Xasan Daahir “ Xalka dadka, dalka iyo Diinta waxa uu ku jiraa Dagaal”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kula jiraan dowladda madaxwyne Shariif iyo ciidamada AMISOM maadaam sida uu sheegay danta dadka, dalka iyo diintu ay ku jirto dagaalk... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Saameynta Qaraxii shalay iyo cabashada wadayaasha gaadiidka BL-ka![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaraxii shalay ka dhacay wadada kaliya ee halbowlaha u ah isku socodka labada dhinac ee Magaalada Muqdisho, waxaa uu saameyn ku yeeshay dad farabadan iyo wadayaal gaadiid, iyadoo qaar ka mid ah darwalada gaadiidku ay sheegeen inay joojinayaan isticmaalka wadadaa... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Ardey ku geeriyootay Qaraxii shalay ka dhacay Wadada Warshadaha ee Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaradaa Warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii shalay ka dhacay Wadada Warshadaha ay ku geeriyoodeen ardey wax ka baraneysay Machad SIMAD ee Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasina Camb... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Saraakiisha Ambalasta Muqdisho oo ku baaqay in dhiig lala gaaro dhaawacyada.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Saraakiisha Gaadiidka Gurmdka deg deg ah ee ka howlgala gudaha Magaalada Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dhiig la gaaraan dhaawacyada mudooyinkii ugu dambeeyay ku waxyeeloobay dagaalada Muqd... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Duqeyn goos goos ah oo saakay ka dhaceysa Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa ka degan sagaalkii maalin ee la soo dhaafay oo ay magaalada ka socdeen Dagaalo u dhaxeeyay Al Shabaab iyo dowladda KMG Soomaaliya , waxaana gudaha Magaalada saakay ka dhacaya duqeyn goos goos ah. ... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Barlamanka oo ansixiyay gudi gaban gaabiMuqdisho: ( Sh.M.Network) Barlamanka KMG ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ansixiyeen gudi ka shaqeynayay doorashooyinka gudoomiyaha cusub ee barlamanka.... |
Qasaaraha Qaraxii Maanta ka dhacay degmaMuqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa sii kordhey Qasaaraha ka dhashay qarax maanta barqadii Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya lagula eegtay degmada X/weyne ee gobolka Banaadir iyadoo qaraxaasina uu ka warbixiyay Maamulka ... |
Waqtiga fadhiga Barlamanka oo la sheegayMuqdisho: (Sh. M. Network-13-05-2010) kulan ay maanta isugu yimaadeen gudiyada Barlamanak KMG ee Soomaaliya loogana hadlayay sidii waqti loogu yeeli laha xiliga uu furmayo kalfadhiga Barlamanka ayaa maanta waxaa uu ka d... |
Dowladda KMG oo sheegtay inay weerar kuMuqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan ay kala wareegi doonto Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab gacanta ku heysta gobolada Koofureed ee dalka Soom... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Ahlu Sunna oo sheegtay in ay RamadaankaMuqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay sii xoojinayaan bisha barakeysan ee Ramadaan dagaalada ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al Shab... |
Madaxweyne Shariif oo Caalamka ku eedeeyMuqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa beesha Caalamka ku eedeeyay inay ka gaabiyeen wax ka qabashada xaalada amaanka ee dalka Soomaaliya oo uu haat... |
Xasan Daahir “ Xalka dadka, dalka iyo DiMuqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kula jiraan dowladda madaxwyne Shariif iyo ciidamada AMISOM maadaam... |
Ciidamada dowlada KMG oo isku rasaaseeyaMuqdisho: (Sh. M. Network) Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay maanta ku dhexmartay agagaarka Isgoyska Ceelgaab ee degmada X/jajab.... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Danyarta ku dhaqan Muqdisho oo saameyn aMuqdisho: (Sh.M.Network) Qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Caasimada ah ee Muqdisho islamarkaana ku sugan xeryaha Barakacayaasha ee ku yaala xaafado kamid ah degmooyinka Xamarweyne iyo Shangaani ee gobolka Banaad... |
Ciidamada dowlada KMG oo isku rasaaseeyaMuqdisho: (Sh. M. Network) Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay maanta ku dhexmartay agagaarka Isgoyska Ceelgaab ee degmada X/jajab.... |
Qarax miino oo ciidamada dowladda KMG laMuqdisho: (Sh. M. Network) Qarax miino oo ahaa nuuca dhulka lagu aaso ayaa goordhow waxaa ciidamo ka tirsan dowladda KMG lagula eegtay degmada X/weyne ee gobolka Banaadir.... |
Saraakiisha dowlada ee gobolka Hiiraan oBaladweyne: (Sh. M. Network) Saraakiisha dowladda KMG ee gobolka Hiiraan ayaa cambaareeyay dil sargaal ka tirsanaa dowladda luugu geystay Magaaladaasi Baladweyne iyagoo dhinaca kalana sheegay in calanka Somaliya mardhow ay ka t... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Yuusuf Indhacadde “waxba sooma kordhinayMuqdisho: (Sh. M. Network) Wasiiro dowladihii hore ee wasaarada gaashaandhiga Xukuumad KMG CSheekh Yuusuf Indhacadde ayaa maanta sheegay in ciidamo shisheeye oo la keeno Soomaaliya aysan waxba ka badaleyn xaalada dalk... |
Somaliland oo sheegtay inay sii xoojineyHargeysa: (Sh. M. Network) Iyadoo Xabsiyada Somaliland ay ka buuxaan Boqolaal qof oo lagu eedeeyay in ay burcad badeeda Soomaali ah yihiin oo ay ugu dambeeyeen sagaalkii ruux ee dhawaan ay q... |
Xarakada Al Shabaab oo sedax Hey’adood kMuqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sedax hay’adood waxaa ay ka mamnuceen ka howlgalida gudaha dalka Soomaaliya kadib markii ay ku eedeeyeen inay dadka Soomaaliyeed ku faafinayeen diin... |
Axmed Diiriye “ Shabaab iyo X./Islaam waMuqdisho: (Sh. M. Network) Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha haweye Axmed Diiriye Cali ayaa kooxaha Xisbul Islaam iyo Al Shabaab u qabtay in mudo 24 saac ah ay ku ogol... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |