Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika ayaa wareysi qaas ah ku siiyay Nairobi Wariyaha Shabelle Axmed Nuur Max’ed faarax Gentleman.
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.![]() Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunk... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Shabaab.![]() Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Midowga Afrika oo ku baaqay in 15 maalin lagu keeno ciidamdii la balan qaaday.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Midowga Afrika aya isku raacay in la keeno Ciidamo dheeri ah wadanka Soomaaliya mudo 15 maalin gudahood kuwaas oo horay loo qorsheeyay in loo soo diro gudaha wadanka Soom... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Howlgalo hakad galiyay ganacsigii oo ciidamada dowlada ay ka sameeyen Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo hakad galiyay qaar ka mid ah dhaq dhaqaaqyadii ganasciga waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir oo xalay ay ka dhaceen dilal qors... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Yeed ee gobolkaBakool.![]() Yeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay guulo ka sheegteen.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somali![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam oo iska fogeeyay in uu xariir la leeyahay Al Shabaa![]() Boosaaso: (Sh. M. Network) Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika oo Wareysi qaas ah siiyay Shabelle![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Afrika oo Maanta wareysi qaas ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka taagan Soomaaliya, Somalilan, Puntland, Lamaanaha Ingiriiska iyo Qaraxyadii ka dhacay Kampala.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Shacabka Baladweyne oo ku baaqay in la joojiyo xiisadaha dagaal ee Baladweyn.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Shacbiga ku dhaqan maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Xarakada Al Shabaab iyo ciidamad Dowladda KMG ee gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dhaq dhaqaayada dagaal ee ku wajahan magaalada Ba... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boondheere oo dalbada la joojiyo dagaalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Dowladda KMG ayaa dalbaday in ay la joojiyo dagaalada degm... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay Turkiga.![]() Istanbul: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga kaasi oo ay saarnaayeen shaqaale kor u dhaafaya 20 badmaaxi.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Maamulk degmada Wadajir oo ka warbxiyay howlgalo laga sameeyay degmadaasi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degmadaasi Wada... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qaadista dacwadaha dhulalka.![]() Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Afhayeenka Al Shabaab “Xabbad ayaan kala hortageynaa ciidanka cusub”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysas cabsi darteed uga barakacay xiisado dagaal oo ka jira Hiiraan.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Dhaq dhaqaaqyo horleh ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoostaga ee Gobolka Hiiraan iyadoo dadkii halkaasi ku sugnaa ay bilaabeen inay cabsi u barakacaan.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu furanyahay Albaabka wadahadalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo iska fogeeysay inay ku lug lahaayeen dagaaladii Puntland.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa iska fogeysay in wax lug ah ay ku lahaayeen dagaaladii qasaaraha geystay ee Ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaano ka tirsan ... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah oo ku dhacday degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ay dad rayid ah ku dishay degmada Wadajir.... Wednesday, 28 July 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Ciidamo boolis ah oo tababar loogu soo xBoosaaso (Sh. M. Network) Xerada Tababarka deegaanka Carmo ee gobolka Bari ayaa maanta tababar waxaa loogu soo gaba gabeeyay ciidamo boolis ah oo ka wada tirsan dowlada KMG Soomaaliya iyo Maam... |
Xubno ka socda dalalka Yurub oo MaantaGaroowe: (Sh.M.Network) Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa sheegay in Maanta xubnihii ugu badnaa ee ka socda Wdamada Qaarada Yurub si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladaasi oo a... |
Dowladda Uganda oo amar ku bixisay in laKampala: (Sh. M. Network) sargaal sare oo ka tirsan Boliska wadanka Uganda ayaa sheegay in ay gacan adag ku qaban doonaan kooxaha Argagiixisada ee doonaya in ay Qatar galiyaan amaanka dalk... |
Ciidamada dowladda KMG oo Maanta mar kalMuqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa Maanta isku rasaaseeyay inta u dhaxeysa Isgoysyada Zoobe iyo Banaadir ee Magaalada Muqdisho iyadoona halkaasi ay ka dhalatay dhimasho iyo ... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Xaalada Muqdisho oo degan.Muqdisho : (Sh. M. Network-13-05-2010) Kadib dagaalo iyo duqeymo is bad bad socday oo shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho una dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG oo taageero ka h... |
Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo diidMuqdisho: ( Sh.M.Network) Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo golihiisii wasiirada oo kulan ku qaatay Magaalada Muqdisho islamarkaana uu shir gudoominayay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayay isku raaceen inaysan jirin wax ... |
Hilary Clinton “ aad ayaan u amaanayaa hNew York: (Sh.M.Network)Xoghayaha Arimaha dibada ee dalka Maraykanka Hilary Clinton ayaa amaantay habka dowladda KMG Soomaaliya ay u qoroto Ciidamada ay doonayso in ay ka dhigto ciidamada Qaranka Soom... |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in CiiLondon: (Sh. M. Network) Dowladda Ingiriiska ayaa ku baaqday in Ciidamo faro badan oo African ah loo diro gudaha wadanka Soomaaliya si ay ugu biiraan Ciidama uruka Midowga Africa ee joog... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Maamulka degmada Shibis oo sheegay in ayMuqdisho: ( Sh.M.Network)Maamulka degmada Shibis ee gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadooda ay dib ula wareegeen xaafado kamid ah degmadaasi kadib markii shalay ay halk... |
Dowlada Jabuuti oo ka digtay bur burka dNew York: ( Sh.M.Network) Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in dowladda KMG Soomaaliya aysan ka bad baadi Karin qalalaaqsaha hada ka jira dalka hadii aan laga jawaabin khil... |
Xildhibaano codsaday in dib loo dhigo waMuqdisho: (Sh.M.Network) Iyadoo dhawaan la filayo in xildhibaanada Barlamanka ay doortaan gudoomiye cusub ayaa waxaa qaar ka mid ah xildhibaanada Barlamanka ee ku maqan dalka dibadiisa ay codsadeen in dib loo ... |
Ahlu Sunna oo dowladda ku eedeysay in ayDhuusamareeb: (Sh.M.Network) Golaha Talada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ku eedeeyay dowlada KMG Soomaaliya inay ku fashilantay fulinta heshiisyadii dowladda KMG iyo Culumaa’udinka Ahlu Sunna ku dhexmaray Magaalooyinka Addis Ababa iyo ... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Madaxweyne Shariif iyo wafdi uu hopgaamiMuqdisho: (Sh. M. Network) Wafidigii madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa Caawa maqribkii waxaa ay ka dageen Magaalada N'Djamena ee caasimada Chad iyagoo maalinta beri ah ka qeyb galaya kulanka Siin iyo ... |
Puntland iyo Jarmalka oo kulmay.Garoowe:(Sh. M. Network-15-05-2010) Madaxaweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa magaalada Garoowe ee Caasimada maamul goboleedka Puntland waxa uu kulan kula qaatay wafdi ka socda wadanka Jarmalka oo booqasho ku jooga M... |
Al Fanaan Saciid Mire Xeydar oo Ku geeriMuqdisho: (Sh.M.Network) Alle ha u naxariistee waxa xaley isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Al-fanan Saciid Mire Xeydar oo katirsana kooxda Heegan ee ciidanka booliska Soomaaliyeed iyadoona sakay meydkiisa la... |
Iska horimaad duleedka Muqdisho ku dhexmMuqdisho: (Sh. M. Network) Iska horimaad sababay qasaare nafeed ayaa maanta Ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaanka Calamada ee duleedka Magaalada Muqd... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |