Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika ayaa wareysi qaas ah ku siiyay Nairobi Wariyaha Shabelle Axmed Nuur Max’ed faarax Gentleman.
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.![]() Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunk... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Shabaab.![]() Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Midowga Afrika oo ku baaqay in 15 maalin lagu keeno ciidamdii la balan qaaday.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Midowga Afrika aya isku raacay in la keeno Ciidamo dheeri ah wadanka Soomaaliya mudo 15 maalin gudahood kuwaas oo horay loo qorsheeyay in loo soo diro gudaha wadanka Soom... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Howlgalo hakad galiyay ganacsigii oo ciidamada dowlada ay ka sameeyen Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo hakad galiyay qaar ka mid ah dhaq dhaqaaqyadii ganasciga waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir oo xalay ay ka dhaceen dilal qors... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Yeed ee gobolkaBakool.![]() Yeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay guulo ka sheegteen.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somali![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam oo iska fogeeyay in uu xariir la leeyahay Al Shabaa![]() Boosaaso: (Sh. M. Network) Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika oo Wareysi qaas ah siiyay Shabelle![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Afrika oo Maanta wareysi qaas ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka taagan Soomaaliya, Somalilan, Puntland, Lamaanaha Ingiriiska iyo Qaraxyadii ka dhacay Kampala.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Shacabka Baladweyne oo ku baaqay in la joojiyo xiisadaha dagaal ee Baladweyn.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Shacbiga ku dhaqan maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Xarakada Al Shabaab iyo ciidamad Dowladda KMG ee gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dhaq dhaqaayada dagaal ee ku wajahan magaalada Ba... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boondheere oo dalbada la joojiyo dagaalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Dowladda KMG ayaa dalbaday in ay la joojiyo dagaalada degm... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay Turkiga.![]() Istanbul: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga kaasi oo ay saarnaayeen shaqaale kor u dhaafaya 20 badmaaxi.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Maamulk degmada Wadajir oo ka warbxiyay howlgalo laga sameeyay degmadaasi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degmadaasi Wada... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qaadista dacwadaha dhulalka.![]() Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Afhayeenka Al Shabaab “Xabbad ayaan kala hortageynaa ciidanka cusub”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysas cabsi darteed uga barakacay xiisado dagaal oo ka jira Hiiraan.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Dhaq dhaqaaqyo horleh ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoostaga ee Gobolka Hiiraan iyadoo dadkii halkaasi ku sugnaa ay bilaabeen inay cabsi u barakacaan.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu furanyahay Albaabka wadahadalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo iska fogeeysay inay ku lug lahaayeen dagaaladii Puntland.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa iska fogeysay in wax lug ah ay ku lahaayeen dagaaladii qasaaraha geystay ee Ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaano ka tirsan ... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah oo ku dhacday degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ay dad rayid ah ku dishay degmada Wadajir.... Wednesday, 28 July 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Jaaliyada Isboortiga Somalida ee Kenya oKenya: (Sh. M. Network) Jaaliyada isboortiga Soomaliyeed ee kenya ayaa kaga adkaatay shalay Jaaliyada isboorti ee Ereteriya ee dalka Kenya , kulan lagu maamuusayay sanad guuradii 50 aad ee ka soo ... |
Xildhibaan ka tirsan Barlamanka KMG oo MMuqdisho: (Sh. M. Network) Xildhibaan ka tirsan kuwa ugu cad cadaa ee Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta ku dhaawacmay qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee gobolka Banaadir kadib markii rasa... |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loMuqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka w... |
Qarax Sababay dhimasho iyo dhaawac oo xaBoosaaso: (Sh. M. Network) Qaraxaani oo habeenimadii xalay ka dhacay gudaha Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lala beegsaday ciidanka Amaanka ee maamul goboleedka Puntland oo hakaasi roondo ka wada... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Ciidamo laga duuliyay Gaalkacyo iyo WasiGaalkacyo: (Sh.M.Network) Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo Laga duuliyay Ciidamo boolis ah oo ka tirsan Maamulka Galmudug kuwaasi oo tababar loogu qaaday dalka Uganda iyadoo dhinaca kalana wasiirada Galmudug ay ka shir... |
Inkabadan 50 ruux oo qaba dhaawacyo kalaMuqdisho: (Sh. M. Network) Inkabadan 50 ruux oo ku soo dhawacmay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa la gaarsiiyay isbitaalka Madiina ee maga... |
Afhayeenka AL Shabaab “ Sheekh Shariif WMuqdisho: (Sh. M. Network) Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh shariif in uu dalka ku wareejiyay dowladaha ku bahoobay Urur gobo... |
Meydka qof aan la aqoonsan oo Saakay lagMuqdisho: ( Sh.M.Network) Meydka qof aan la aqoonsan ayaa Saakay waxaa lagu arkay Wadada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyadoo dhinaca kale Saakay ay xirantahay gabi ahaa... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Pro Dalxa oo xukuumada ugu baaqay inay bMuqdisho: (Sh.M.Network) gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee Barlamanka KMG Soomaaliya Pro. Max’ed Cumar Dalxa ayaa ugu baaqay xukuumada KMG Soomaaliya in ay bixiso mushaaraadka Ciidanka dowladda KMG Soom... |
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafdi uu hMuqdisho: (Sh. M. Network) Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka kicitimay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si ay uga qeyb ... |
Dab Ka Kacay xero Barakacayaal oo ku taaBoosaaso: (Sh.M.Network) Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in Maanta dab xoogan uu ka kacay Xero Barakacayaal oo kutaala galbeedka Magaalada Boosaaso taasi oo lagu ma... |
Nin Burcad Badeed raashin u Karin jirayCONSTANTA: (Sh.M.Network) Nin ka tirsanaa kooxaha burcad badeeda Soomaalida islamarkaana u qaabilsanaa karinta raashinka ayaa si layaab leh u badbaadiyay shaqaale iyo markabii ay saarnaayeen oo ay mudo gacanta ku heys... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Qoysaskii fara ku tiriska ahaa eek u harMuqdisho: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah qoysaskii fara ku tiriska ahaa ee ku haray xaafadaha degmada Hodon ee gobolka Banaadir ayaa bilaabay inay guryahooda isaga barakacaan kadib markii ay u... |
Jabaan oo Jabuuti Saldhig ka furaneysa.Beijing : (Sh. M. Network-12-05-2010) Japan ayaa waxa ay qorsheyneysaa in ay ka sameyso saldhigaan dalka Jabuuti kaasoo sameyntiisa ay ku kaceyso lacag dhan $40 Milyan, si ay fariisin uga dhig... |
Dowladda KMG oo sheegtay in aysan u dulMuqdisho: (Sh. M. Network) Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka go’antahay wax ka qabashada xaaladda amaan dari ee ka jirta dalka Soomaaliya iyadoo sheegtay in arintaasi ay u kaas... |
Xiisado ka dhashay ceelbiyood oo ka taagMatabaan: ( Sh.M.Network) Xiido colaadeed oo u dhaxeeya labo beelood ayaa lagu soo warmayaa in ay ka soo cusboonaatay inta u dhaxeysa degmooyinka Matabaan iyo Hiiraan ee gobolka ... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |