Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika ayaa wareysi qaas ah ku siiyay Nairobi Wariyaha Shabelle Axmed Nuur Max’ed faarax Gentleman.
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.![]() Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunk... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Shabaab.![]() Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Midowga Afrika oo ku baaqay in 15 maalin lagu keeno ciidamdii la balan qaaday.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Midowga Afrika aya isku raacay in la keeno Ciidamo dheeri ah wadanka Soomaaliya mudo 15 maalin gudahood kuwaas oo horay loo qorsheeyay in loo soo diro gudaha wadanka Soom... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Howlgalo hakad galiyay ganacsigii oo ciidamada dowlada ay ka sameeyen Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo hakad galiyay qaar ka mid ah dhaq dhaqaaqyadii ganasciga waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir oo xalay ay ka dhaceen dilal qors... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Yeed ee gobolkaBakool.![]() Yeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay guulo ka sheegteen.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somali![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam oo iska fogeeyay in uu xariir la leeyahay Al Shabaa![]() Boosaaso: (Sh. M. Network) Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika oo Wareysi qaas ah siiyay Shabelle![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Afrika oo Maanta wareysi qaas ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka taagan Soomaaliya, Somalilan, Puntland, Lamaanaha Ingiriiska iyo Qaraxyadii ka dhacay Kampala.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Shacabka Baladweyne oo ku baaqay in la joojiyo xiisadaha dagaal ee Baladweyn.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Shacbiga ku dhaqan maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Xarakada Al Shabaab iyo ciidamad Dowladda KMG ee gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dhaq dhaqaayada dagaal ee ku wajahan magaalada Ba... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boondheere oo dalbada la joojiyo dagaalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Dowladda KMG ayaa dalbaday in ay la joojiyo dagaalada degm... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay Turkiga.![]() Istanbul: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga kaasi oo ay saarnaayeen shaqaale kor u dhaafaya 20 badmaaxi.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Maamulk degmada Wadajir oo ka warbxiyay howlgalo laga sameeyay degmadaasi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degmadaasi Wada... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qaadista dacwadaha dhulalka.![]() Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Afhayeenka Al Shabaab “Xabbad ayaan kala hortageynaa ciidanka cusub”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysas cabsi darteed uga barakacay xiisado dagaal oo ka jira Hiiraan.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Dhaq dhaqaaqyo horleh ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoostaga ee Gobolka Hiiraan iyadoo dadkii halkaasi ku sugnaa ay bilaabeen inay cabsi u barakacaan.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu furanyahay Albaabka wadahadalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo iska fogeeysay inay ku lug lahaayeen dagaaladii Puntland.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa iska fogeysay in wax lug ah ay ku lahaayeen dagaaladii qasaaraha geystay ee Ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaano ka tirsan ... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah oo ku dhacday degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ay dad rayid ah ku dishay degmada Wadajir.... Wednesday, 28 July 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Ciidamada Xisbul Islaam oo BarakacayaashMuqdisho: (Sh.M.Network) Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ayaa saakay bilaabay in ay guryaha ka bixiyaan dadka degan dhismooyinka Jaamacadii Lafoole ee gobolka Sh/hoose kadib markii dhawaan uu arintaasi amar ku bixiyay Shee... |
Boqore oo sheegay in xukuumaddu aysan dhMuqdisho: 17, May.10 ( Sh.M.Network) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee golaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cismaan Cilmi Boqare ayaa sharaxaad Talaabooyinkii shalay uu ku dhaqaaqay guddoomiyaha Baramaanka KMG Soomaaliya. Cismaan Cilmi Boqore oo u... |
Afhayeenka Ahlu Sunna abuu Qaadi “ Al ShDhuusamareeb: (Sh. M. Network) Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Al Qaadi ayaa sheegay in uu kala jabay Maamulkii Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab ee gobolka Galg... |
Ciidanka Puntland ee gobolka Mudug oo dhGaalkacyo: (Sh. M. Network) Ciidamada boliiska ee Maamul goboleedka Puntland ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa howlgalo ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 100 120 dhalo oo qamri ah i... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Duqeyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ooMuqdisho: (Sh. M. Network) Duqeymo aad u xoogan oo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta duhurkii waxaa lagu garaacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyadoo halk... |
Ciidamada Xisbul Islaam oo deegaanka FarMuqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ayaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaanka Farsooley ee gobolka Sh/hoose waxaa ay ku soo qab qabteen dhowr qof oo lagu eedeeyay inay burc... |
Ciidamada Al Shabaab oo howlgalo ka sameBaladweyne: (Sh. M. Network) Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo waxaa ay ka wadaan inta u dhaxeysa Magaalooyinka Baladweyne iyo Buulaburde ee gobolka Hiir... |
Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawXarardheere: (Sh. M. Network) Wararka laga helayo Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug aya sheegay in galabta tloo u dhow degmadaasi uu ka dhacay Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaa... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Qaraxyo Xalay ciidamo ka tirsan dowladdaMuqdisho: (Sh. M. Network) Qaraxyo dhowr ah oo sababay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya waxaa lagula eegtay degmooyinka Wadajir iyo X/jajab ee g... |
Max’ed Dheere oo la qarxiyay.Muqdisho: (Sh. M. Network-12-05-2010) Sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow Ilaalada Gudoomiyihii hore ee gobolka Banadir Maanta ayaa gaadiid uu la socday gudoomihii hore ee Gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabe... |
Safaarada Somalida Yemen ee walaac ka muAl-Qaras: (Sh. M. Network) Safaarada Soomaalida ee dalka Yemen ayaa wlaac farabadan ka muujisay saameynta ay dhalisay shaqo joojintii ay ku dhaqaaqeen hay’adihii samafalka ee caawinayay qaar ka mid ah Qaxo... |
Qarax maanta ka dhacay degmada WaabariMuqdisho: (Sh. M. Network) Qarax miino oo aad u xoogan ayaa Maanta Barqadii waxaa uu ka dhacay agagaarka Saldhiga degmada Waabari ee goboka Banaadir kaasi oo la sheegay in lala eegt... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Caruur cudurka Shuban biyoodka ugu geerCaabudwaaq : (Sh.M.Network) Caruur da’doodu ay ka yartahay shanta sano ayaa lagu soo wamarayaa in ay ku geeriyoodeen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kadib markii uu haleelay cudurka Shuban buyo... |
Wasiirka Warfaafinta "Shabelle waa WarbaMuqdisho: (Sh. M. Network) Wasiirka cusub ee Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Ing. Yariisoow) ayaa Maanta sheegay in Shabakadda Warbaahinta Shabelle ay tahay Warbaahinta Kaliya ee dhex dhexaadka ee... |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmYeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay g... |
Shil gaari oo sababay dhimashada in ka bKismaayo: (Sh. M. Network) Shil gaari oo sababay dhimashada in ka badan 10 ruux iyo dhaawaca tiro intaasi ku dhow ayaa shalay galinkii dambe ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo ee ... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |