Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika ayaa wareysi qaas ah ku siiyay Nairobi Wariyaha Shabelle Axmed Nuur Max’ed faarax Gentleman.
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.![]() Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunk... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Shabaab.![]() Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Midowga Afrika oo ku baaqay in 15 maalin lagu keeno ciidamdii la balan qaaday.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Midowga Afrika aya isku raacay in la keeno Ciidamo dheeri ah wadanka Soomaaliya mudo 15 maalin gudahood kuwaas oo horay loo qorsheeyay in loo soo diro gudaha wadanka Soom... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Howlgalo hakad galiyay ganacsigii oo ciidamada dowlada ay ka sameeyen Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo hakad galiyay qaar ka mid ah dhaq dhaqaaqyadii ganasciga waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir oo xalay ay ka dhaceen dilal qors... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Yeed ee gobolkaBakool.![]() Yeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay guulo ka sheegteen.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somali![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam oo iska fogeeyay in uu xariir la leeyahay Al Shabaa![]() Boosaaso: (Sh. M. Network) Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika oo Wareysi qaas ah siiyay Shabelle![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Afrika oo Maanta wareysi qaas ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka taagan Soomaaliya, Somalilan, Puntland, Lamaanaha Ingiriiska iyo Qaraxyadii ka dhacay Kampala.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Shacabka Baladweyne oo ku baaqay in la joojiyo xiisadaha dagaal ee Baladweyn.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Shacbiga ku dhaqan maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Xarakada Al Shabaab iyo ciidamad Dowladda KMG ee gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dhaq dhaqaayada dagaal ee ku wajahan magaalada Ba... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boondheere oo dalbada la joojiyo dagaalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Dowladda KMG ayaa dalbaday in ay la joojiyo dagaalada degm... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay Turkiga.![]() Istanbul: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga kaasi oo ay saarnaayeen shaqaale kor u dhaafaya 20 badmaaxi.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Maamulk degmada Wadajir oo ka warbxiyay howlgalo laga sameeyay degmadaasi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degmadaasi Wada... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qaadista dacwadaha dhulalka.![]() Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Afhayeenka Al Shabaab “Xabbad ayaan kala hortageynaa ciidanka cusub”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysas cabsi darteed uga barakacay xiisado dagaal oo ka jira Hiiraan.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Dhaq dhaqaaqyo horleh ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoostaga ee Gobolka Hiiraan iyadoo dadkii halkaasi ku sugnaa ay bilaabeen inay cabsi u barakacaan.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu furanyahay Albaabka wadahadalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo iska fogeeysay inay ku lug lahaayeen dagaaladii Puntland.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa iska fogeysay in wax lug ah ay ku lahaayeen dagaaladii qasaaraha geystay ee Ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaano ka tirsan ... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah oo ku dhacday degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ay dad rayid ah ku dishay degmada Wadajir.... Wednesday, 28 July 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Wasiirka Warfaafinta "Shabelle waa WarbaMuqdisho: (Sh. M. Network) Wasiirka cusub ee Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Ing. Yariisoow) ayaa Maanta sheegay in Shabakadda Warbaahinta Shabelle ay tahay Warbaahinta Kaliya ee dhex dhexaadka ee... |
Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhawaacMuqdisho: (Sh.M.Network) Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah ayaa saakay waxaa ay ku dhaceen Xaafado ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir iyadoona israsaaseyn kooban ay ka dhac... |
Banaanbax looga soo horjeedo ciidanka EtBalanbale : (Sh. M. Network) Waxaa maanta degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ka dhacay Banaanbax looga soo horjeeday falalkii ciidanka Ethiopia ay ku laayeen shacabkii ku dhaqanaa deegaanka Ceeldibir kadib daga... |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qCaabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Dhaawacyada ku dhawaad 40 ruux oo la dhiMuqdisho: (Sh. M. Network) In ka badan 39 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan ayaa shalay galinkii dambe, Xalay ilaa saakay waxaa la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, waxaana da... |
Mudanayaasha Barlamanka oo maanta Mar kaMuqdisho:-(Sh. M. Network) Xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta mar kale waxaa ay kulan ku qaateen Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho iyadoo kulankaasina ay uga hadleen qodobkii shalay ee ahaa... |
Soomaalida ku nool S/Afrika oo kulan laCope Town : (Sh. M. Network) Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan K/Afrika ayaa maanta kulamo la qaadatay Masuuliyiin ka tirsan dowladda K/Afrika iyagoo kala hadlay dilalka loo geysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee k... |
Maxkamadeyn dib loo dhigay.Washington: (Sh. M. Network-14-05-2010) Maxakamda ku taala wadanka Mareykanka ayhaa waxa ay dib u dhigtay maxkamad dalkaasi lagu saari lahaa burcad badeed Soomaali ah. Garsoore ka tirsan maxkamad ay ka socotay... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Taliska Ciidanka Booliska oo sheegay inMuqdisho: (Sh. M. Network) Taliyaha ciidanka Booliska dowladda KMG Soomaaliya Cali Max’ed Xasan Cali Looyaan ayaa sheegay in qaar ka mid ah ciidanka dowladda KMG Soomaaliya ay qaadan doonaan mardhow guno... |
Saragaal ka tirsan Hay’adda Mine ActionMuqdisho: (Sh. M. Network) Saragaal ka tirsan Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan miino saarista ee Mine Action ayaa xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay ku Afdu... |
Burcad Badeed bada ku dhimatay.Moscow: (Sh. M. Network-12-05-2010) Ilo wareedyo ka tirsan wasaarada difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegay in 10 nin oo ka tirsan burcad badeeda Soomaalida oo ciidamada badda ee wadanka Ruusha ay m... |
Madaxweyne Shariif oo Kenya kula kulmayNairobi: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan dalka Kenya ayaa xalay Magaaladaasi waxaa uu kulamo kula qaatay Masuuliyiin ka tirsan beesha Caal... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
X.M. Al Shabab oo amaro kusoo rogay shacBaladweyne: (Sh.M.Network) Maamulka Xarakada Mujaahidinta Al Shabaab ee gobolka Hiraan ayaa shacabka Magaalada Baladweyne ku soo rogay amaro ay ka mid yihin in dhalinyaradu aysan food jaran Karin iyo in ay s... |
Maamulka degmada X/jajab oo sheegay in uMuqdisho: (Sh. M. Network) Iyadoo dhawaanahan falal amni Daro ay ka taagnaayeen degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Maamulka dowladda KMG ee degmadaasi X/ja... |
Dagaalo beeleedyo dhimasho iyo dhaawac gBaladweyne: (Sh. M. Network) Dagaalo u dhaxeeya Labo beel oo walaalo ah oo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan iyadoo wali ay t... |
Jasiirada Mauritius iyo Hindiya oo iskaMuqdisho: (Sh. M. Network) Xukuumadaha Jasiirada Mauritius iyo dowladda Hindiya ayaa waxaa ay ka wadahadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya oo mudooyinkii ugu dambeeyay maraakiibta ka s... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |