SHABELLE

PopUp MP3 Player (New Window)

Site Search



Get the Flash Player to see this player.

Maqaallo

1-da LUULYO, MAALINTII SHABEELLE AY XURIYADEEDII QAADATAY!!! …

(Qalinka Abukar Albadri):-Kowdii Luulyo ee 2008-dii ayaan qoray qormo aan ugu magac daray XURNIMOY OOY!

 

Sport

Spain oo noqotey Horiyaalka Aduunka.

Johannesburg: (Sh. M. Network)  Magaalada Johannesburg waxaa Xalay ka dhacday Ciyaar aad u xaamasad badneyn oo aheeyd kama dambeysta Koobka Aduunka

Politics

Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.

Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala

Stories

Kooxo hubaysan oo rasaas dhaawac sababta

News image

Gaalkacyo: (Sh.M.Network) Kooxo buracd ah ayaa rasaas sababtay dhaawaca ku dhawaad shan ruux waxaa ay Xalay ku fureen gaari Rakaab ah oo ka anbabaxay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudu...

Xisbul Islaam oo saxafiyiinta Afgooye ku

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Maamulka Xisbul Islaam ee degmada Afgooye ayaa ku amray wariyayaasha ka howlgala degmadaasi in marka ay wararka u soo dirayaan gudaha Magaalada Muqdisho ay ku bilaabaan bisinka Alle....

Madaxweyne Shariif oo Madaxweynaha Ugand

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa Madaxweynaha Uganda Yuweri Musafani kala hadlay in qaraxyadii ay geysteen Al Shabaab aan loo dhibaateyn shacabka Soomaalida ee ku nool...

Ciidamada dowladda KMG oo Maanta mar kal

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa Maanta isku rasaaseeyay inta u dhaxeysa Isgoysyada Zoobe iyo Banaadir ee Magaalada Muqdisho iyadoona halkaasi ay ka dhalatay dhimasho iyo ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Barakacayaal ay biyo la’aani ku heyso de

News image

Muqdisho (Sh. M. Network) Iyadoo duleedyada Muqdisho ay u barakaceen boqolaal qeysas ah oo horay u deganaa xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa iminka waxaa biyo la’aan xoogani ay ku heystaa goobihii ...

Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafdi uu h

News image

Qaahira: (Sh. M. Network) Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta barqadii ka degay  Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Qaahira ee Xarunta wadanka Masa...

Madaxweyne Siilaanyo “ Waxaan soo dhisay

News image

Hargeysa: (Sh. M. Network)  Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Max’ed Max’uud Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay waxaa uu shaaca ka qaaday in uu soo magacaabayo Xukuumad Cusub oo tayo leh isag...

Jabhadda ONLF oo eedeysay Somaliland iyo

News image

Qadar: ( Sh.M.Network) Jabhadda ONLF ayaa ku eedeeyay Somaliland iyo Puntland in Ciidamo ka tirsan Jabhadeeda ay gacanta u galiyeen dowladda Ethiopia ee ay kula dagaalamaan dhulka Soomaalida ee Ethiopia ay M...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Kooxo hubaysan oo gaari ku rasaaseeyay m

News image

Gaalkacyo: (Sh.M.Network) kooxo hubaysan ayaa gaari ay saarnaayeen dad rakaab ah waxaa ay ku rasaaseeyeen deegaanka Buursaalax ee gobolka Mudug iyadoo taasina ay sababtay dhimasho iyo dhaa...

Madaxweyne Shariif oo caawa Ciidamada do

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network)  Warar hoose oo ay heshay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in Caawa Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ciidamada dowladda kula jiro Jiid...

Pro Dalxa oo ku baaqay in Xildhibaanada

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Pro Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenkii 1-aad ee Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ugu baaqay Mudanayaasha Baarlamaanka in ay la shaqeeyaan gudoomiyahooda cusub ee Baar...

Baaritaanadii ugu xooganaa oo ciidamada

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya aya amaanta Baaritaanadii ugu xooganaa waxaa ay ka sameeyeey inta badan degmooyinka ay maamusho dowladda KMG Soomaaliya iyagoo gacanta ku dhigey dhowr qof....

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Salaad Cali Jeelle “ Xukuumadu wey ku fa

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Xildhibaan Salad Cali Jeele oo ka mid ah mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya oo u waramayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay sida dowladda KMG Soomaaliya ay ugu fash...

Banaanbax looga soo horjeeda ciidamo dhe

News image

Kismaayo: (Sh. M. Network)  Banaanbax looga soo horjeedo in dalka ay yimaadaan ciidamo shisheeye oo dheeri ah ayaa Maanta ka dhacay inta badan gobolada Koofureed ee dalka Soomaaliya iyadoo halkaasina ay k...

Madaxweyne Shariif iyo Wafdi u kicitimay

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Madaxweyne Sheekh Shariif, Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda KMG ayaa galabta ka duulay Garoonak diyaaradaha ee Muqdisho si ay  uga qeyb galaan shirka beri ee Istanbul....

Dadka Ceelbarde oo baaq loo jeediyay.

News image

Ceelbarde: (Sh. M. Network-14-05-2010) Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyay xiisado colaadeed ay ka taagnaayeen qeybo kamid ah gobolka Bakool gaar ahaan degmada Ceelbarde ee gobolkaasi kuwaasi oo u dhaxeeyay Ciidmad dowaladda KMG ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT