Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika ayaa wareysi qaas ah ku siiyay Nairobi Wariyaha Shabelle Axmed Nuur Max’ed faarax Gentleman.
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.![]() Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunk... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Shabaab.![]() Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Midowga Afrika oo ku baaqay in 15 maalin lagu keeno ciidamdii la balan qaaday.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Midowga Afrika aya isku raacay in la keeno Ciidamo dheeri ah wadanka Soomaaliya mudo 15 maalin gudahood kuwaas oo horay loo qorsheeyay in loo soo diro gudaha wadanka Soom... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Howlgalo hakad galiyay ganacsigii oo ciidamada dowlada ay ka sameeyen Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo hakad galiyay qaar ka mid ah dhaq dhaqaaqyadii ganasciga waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir oo xalay ay ka dhaceen dilal qors... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Yeed ee gobolkaBakool.![]() Yeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay guulo ka sheegteen.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somali![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam oo iska fogeeyay in uu xariir la leeyahay Al Shabaa![]() Boosaaso: (Sh. M. Network) Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika oo Wareysi qaas ah siiyay Shabelle![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Afrika oo Maanta wareysi qaas ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka taagan Soomaaliya, Somalilan, Puntland, Lamaanaha Ingiriiska iyo Qaraxyadii ka dhacay Kampala.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Shacabka Baladweyne oo ku baaqay in la joojiyo xiisadaha dagaal ee Baladweyn.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Shacbiga ku dhaqan maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Xarakada Al Shabaab iyo ciidamad Dowladda KMG ee gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dhaq dhaqaayada dagaal ee ku wajahan magaalada Ba... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boondheere oo dalbada la joojiyo dagaalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Dowladda KMG ayaa dalbaday in ay la joojiyo dagaalada degm... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay Turkiga.![]() Istanbul: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga kaasi oo ay saarnaayeen shaqaale kor u dhaafaya 20 badmaaxi.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Maamulk degmada Wadajir oo ka warbxiyay howlgalo laga sameeyay degmadaasi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degmadaasi Wada... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qaadista dacwadaha dhulalka.![]() Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Afhayeenka Al Shabaab “Xabbad ayaan kala hortageynaa ciidanka cusub”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysas cabsi darteed uga barakacay xiisado dagaal oo ka jira Hiiraan.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Dhaq dhaqaaqyo horleh ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoostaga ee Gobolka Hiiraan iyadoo dadkii halkaasi ku sugnaa ay bilaabeen inay cabsi u barakacaan.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu furanyahay Albaabka wadahadalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo iska fogeeysay inay ku lug lahaayeen dagaaladii Puntland.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa iska fogeysay in wax lug ah ay ku lahaayeen dagaaladii qasaaraha geystay ee Ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaano ka tirsan ... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah oo ku dhacday degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ay dad rayid ah ku dishay degmada Wadajir.... Wednesday, 28 July 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Mudanayaasha Baarlamaanka KMG oo maantaMuqdisho: 18, May.10 ( Sh.M.Network) Kadib kulan ay maanta Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ku yeesheen Xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho kaasi oo uu goob joog ka ahaa gudoomiyaha KMG ee B... |
Kenya oo ciidamo militari ah soo dhoobtaBalad Xaawo: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Kenya ayaa ciidamo farabadan oo kuwa militariga ah waxaa ay soo dhoobtay Xadka ay la wadaagto gobolka Gedo ee Soomaaliya iyadoo uu xirmay isku... |
Madaxweynayaasha Somalia iyo Masar oo kaQaahira: (Sh. M. Network) Madaxweynaha wadanka Masar Max’ed Xusni Mubaarak ayaa wada hadal la qaatay madaxweynaha wadanka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyagoo ka wada hadlay xaaladda amaan ee dalka Soom... |
Warbixinta UNHCR: Muqdisho waxaa ka barGeneva: (Sh.M.Network) Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka Soomaaliya bishaan oo kaliya ay ka barakaceen 17,000 oo ... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Roobab saameyn yeeshay oo xalay ka da’ayBaladweyne: (Sh.M.Network) Roobab xoogan oo saameyn yeeshay ayaa xalay waxa ay ka da’een magaalooyinka Baladweyne iyo Muqd... |
Mudanayaasha Baarlamaanka KMG oo maantaMuqdisho: 18, May.10 ( Sh.M.Network) Kadib kulan ay maanta Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ku yeesheen Xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho kaasi oo uu goob joog ka ahaa gudoomiyaha KMG ee B... |
Dowladda iyo AL Shababa oo sheegay inayMuqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen inay sii wadi doonaan dagaalada ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ilaa inta dhinacba dhinaca kale... |
Xildhibaan eedeeyay duqeynta AMISOM ay kMuqdisho: (Sh.M.Network) Mudane ka tirsan Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa cambaareeyay duqeynta ay ku le’anayaan dadka shacabka ah ee ciidamada AMISOM ay ka geystaan Magaalada Muqd... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
X.M. Al Shabab oo amaro kusoo rogay shacBaladweyne: (Sh.M.Network) Maamulka Xarakada Mujaahidinta Al Shabaab ee gobolka Hiraan ayaa shacabka Magaalada Baladweyne ku soo rogay amaro ay ka mid yihin in dhalinyaradu aysan food jaran Karin iyo in ay s... |
Indhacadde oo eedeeyay Sharma’arke.Muqdisho: 17, May.10 ( Sh.M.Network) Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumada KMG Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke in uu dhibaatooyin badan ku hayay wasaaradihii kala... |
Human Rights Watch oo cambaareysay dad SAmsterdam : (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Holland ayaa bilaaabeysa bilaha soo socda in ay koofurta dalka Soomaaliya ku celiyaan qaar ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ee dalkeeda ku sugan iyad... |
Taliyaha ciidanka Ilaalada MadaxtooyadaMuqdisho: (Sh. M. Network) Taliyaha Ciidanka Miliratiga ee Ilaaliya Xarunta Madaxtiiyada ee Villa Soomaaliya ayaa maanta beeniyay war ay sheegteen AL Shaabaab oo aha ain taliyaha iyo saraakiil ka tirsan dowl... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Shariif Xasan oo xilalkiisii iska casilaMuqdisho: (Sh.M.Network) Ra’iisul wasaare ku xigeenkii ahna Wasiirka Maaliyada Xukuumada KMG Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa warqad istiqaalo ah oo uu xilalkiisa isaga casilayo waxaa uu u gudbiyay Ra’iisul wasa... |
Madaxweyne Shariif “ Soomaaliya waxaa naRoma: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif oo xalay qubad dheer u jeedinayay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Roma ayaa waxa uu sheegay in nabada Soomaaliya ay hort... |
Canada oo taageereysa Somalida.Alberta : (Sh. M. Network-12-05-2010) Saraakiisha gobalka Alberta ee dalka Canada ayaa waxa ay sheegeen in ay bixinayaan lacag dhan $1.9 Milyan taasi oo gacan looga geysanayo qaabkii dhalinyarada Soomaaliyeed loog... |
Taliska Booliska G.Banaadir oo digniin uMuqdisho: (Sh. M. Network) Taliska ciidamada Booliska ee dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Banaadir ayaa digniin culus u diray ganacsatada hubka iyo rasaasta ka iibsata Askarta dowlada KMG Soomaaliya iyagoo shee... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |