Muqdisho: (Sh. M. Network) Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u soo dhaweeyay dhageysiga Idaacada BBC-da kadib markii Shabakadda Warbaahinta Shabelle ay bilowday inay ka baahiso Magaalada Muqd...
Aqoonyahanada Somalida oo ku baaqay in la joojiyo dhiiga Shacabka.![]() Oulu: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka dibadiisa ayaa Waxaa ay ka hadleen Dagaalada iyo duqeynaha Labada todobaad uu ku daadanayo dhiiga Shacabka Soomaaliyeed iyagoo ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya inay dagaalada jooj... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Xildhibaano ugu baaqay UNDP inay faraha kala baxdo sameynta Dastuurka Cusub.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay hay’adda UNDP inay faraha kala baxdo Sameynta Dastuurka cusub iyagoo dhinaca kale Xukuumada kMG ku eedeeyay in ay gashay qiyaano qara... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Dhagaxtuur u magaacay Agaasime wasaaradeed.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Kulanka Golaha Wasiirada Xukuumada KMG Soomaaliya maanta ay ku yeesgeen Muqdisho ayaa Ra’iisul Wasaare Sharma’arke waxaa uu gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Max’ed Cusmaan Dhaagaxtuur uu u magacaabay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo dhulka Xukuumada KMG Soom... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in DKMG laga difaaco Shabaab iyo Xisbul Islaam![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda wadanka Ingiriiska ayaa mar kale ugu baaqday beesha Caalamka in dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacan siiyo dagaalada ay kula jirto Xarakada Al Shabaab iyo Ururka Xisbul Isla... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab oo isku rasaseeyay Wadada Warshadaha.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Iska horimaad hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee qeybo ka mid ah wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Al Shab... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ciidamada AMISOM oo duqeyn u geystay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic geysatay qasaarooyinka isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamada AMISOM waxaa ay Maanta ku garaaceen Xaafado ka mid ah degmada Hodon iyo Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo uu xirmey ganacsi yar oo suuqaasi maanta ka furm... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Midowga Yurub oo ku dhawaad 50 Milyan oo Yuurow ugu deeqay AMISOM.![]() Brussels : (Sh. M. Network) Ururka midowfa Yurup oo lacag gaaraysa 47-Milyan oo Yuuroow ugu deeqay howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaliya si ciidamadaasi ay ugu fududaato in ay nabad ku soo dabaalaan gudaha dalka So... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka digay masiibo bini’adanimo.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Golaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimad beelaha Hawiye ayaa ka digay in masiibo bini’aadanimo oo ka dhalata dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soom... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Qaxootiga Somalida ee Musambig oo ka cabanaya dhibaato xagga nolosha ah.![]() Maputo: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida e dalka Musambiig ayaa ka cabanaya dhibaatooyinka dhanka nolosha ah oo kusoo food saaray xerooyin qaxooti ah oo ay kaga noolyihiin dalk... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Dowladda Ugandha oo Soomaliya u soo dirtey 750- askari oo dheeri ah.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Dowladda wadanka Ugandha ayaa sheegtay in 750-askari ay u soo diortay gudaha Soomaaliya si ay ugu biiraan ciidamada ururka Midowga Afrika AMISOM ee Muqdisho ku sugan.... Thursday, 2 September 2010 Full Article! |
Ciidmada ka tirsan Xisbul Islaam iyo dhalinyaro hubaysan oo galabta is rasaaseya![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul islaam iyo dhalinyaro hubeysan waxaa ay galabta ku dhexmartay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqd... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Gudiga ku howlan sameynta Dastuurka oo faah faahiyay Dastuurka cusub.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudiga Madaxa banaan ee Dastuur sameynta dalka Soomaaliya ayaa maanta markale soo bandhigay Dastuurka dalka uu yeelanayo iyadoo gudigaasi faah faahin dheeraad ah ay ka bixiyeen waxyaabaha uu ku saleesanyahay Dastuurka dalka Soom... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Ramatane Lamamra “AMISOM Soomaaliya kama baxayso”.![]() Qaahira: (Sh. M. Network) Ramantana Lamamra oo ah Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Amniga iyo Nabadeynta ayaa sheegay in ay ciidamada AMISOM aysan ka bixi doonin gudaha wadanka Soomaaliya.... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo isku khilaafsan Magaca ay ku midoobayaan.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wadahadal u socda Xisbul Islaam iyo Shabaab ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana Shabelle loo xaqiijiyay in labada dhinaca ay isku mari la’yihiin qaadashadaha Magaca Xarakada Mujaahidiinta Al Sha... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Shabaab: Dagaalada Muqdisho waxaa ku soo biira raba diyaarado dagaal.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarakada AL Shabaab ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed weydiistay inay caawiyaan maadaama sida ay sheegeen dagaalada Muqdisho ka socda haatan ay ku sii biiri rabaamn diyaarado dagaal oo wax duqe... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Xasan Daahir “ Xalka dadka, dalka iyo Diinta waxa uu ku jiraa Dagaal”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kula jiraan dowladda madaxwyne Shariif iyo ciidamada AMISOM maadaam sida uu sheegay danta dadka, dalka iyo diintu ay ku jirto dagaalk... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Saameynta Qaraxii shalay iyo cabashada wadayaasha gaadiidka BL-ka![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaraxii shalay ka dhacay wadada kaliya ee halbowlaha u ah isku socodka labada dhinac ee Magaalada Muqdisho, waxaa uu saameyn ku yeeshay dad farabadan iyo wadayaal gaadiid, iyadoo qaar ka mid ah darwalada gaadiidku ay sheegeen inay joojinayaan isticmaalka wadadaa... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Ardey ku geeriyootay Qaraxii shalay ka dhacay Wadada Warshadaha ee Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaradaa Warfaafinta dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii shalay ka dhacay Wadada Warshadaha ay ku geeriyoodeen ardey wax ka baraneysay Machad SIMAD ee Magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasina Camb... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Saraakiisha Ambalasta Muqdisho oo ku baaqay in dhiig lala gaaro dhaawacyada.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Saraakiisha Gaadiidka Gurmdka deg deg ah ee ka howlgala gudaha Magaalada Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dhiig la gaaraan dhaawacyada mudooyinkii ugu dambeeyay ku waxyeeloobay dagaalada Muqd... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
Duqeyn goos goos ah oo saakay ka dhaceysa Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa ka degan sagaalkii maalin ee la soo dhaafay oo ay magaalada ka socdeen Dagaalo u dhaxeeyay Al Shabaab iyo dowladda KMG Soomaaliya , waxaana gudaha Magaalada saakay ka dhacaya duqeyn goos goos ah. ... Wednesday, 1 September 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Dhaawacyo ka badan 100 ruux oo la jiifiyMuqdisho : (Sh. M. Network) Dhaawacyada in ka badan 100 ruux ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, xili isbitaalkaasi ay horey u ji... |
Dowladda oo ku hanjabtay in Ciida ay laMuqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada arimaha gudaha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in Ciida ay la wareegi doonto gobolada Koofureed ee dalka Soomaaliya oo ay haatan gacanta ku hayaan Xisb... |
Sara ukac ku yimid qiimaha la kala siistMardheera: (Sh. M. Network) Sarakaca aad u balaaran ayaa waxaa laga dareemayaa qiimaha suuqa lagu kala iibsado Xoolaha degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenay, oo ah suuqa ugu weyn ee i... |
Salaad Cali Jeelle “ Xukuumadu wey ku faMuqdisho: (Sh.M.Network) Xildhibaan Salad Cali Jeele oo ka mid ah mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya oo u waramayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay sida dowladda KMG Soomaaliya ay ugu fash... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT
|
Dibad bax lagu taageerayo Ra’isul WasaarWISIL: ( Sh.M.Network) Dibadbaxan oo uu soo qabanqaabiyay maamulka degmada Wisil ee gobalka Mudug ayaa waxa ka qeybgalay boqolaal dadweyna ah oo ka mid ah dadka degmadaasi.... |
Qasaare ka dhashay dagaaladii shalay kaMuqdisho: (Sh. M. Network) waxaa sii kodrhey Qasaaraha ka dhashay dagaaladii iyo duqeymihii shalay, xalay ilaa iyo saakay ka dhacayay qaybo ka mid ah magaalada Muqd... |
Codbixintii oo ka socota Somaliland iyoHargeysa: (Sh. M. Network) Waxaa Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ka socota doorashooyinka Madaxtinimada ee Soamliland kadib marki saakay aroor hore dadku ay u galeen safaf dhaadheer, waxaana laga cabsi qabaa in a... |
Dowladda KMG oo sheegtay in uu meesha kaMuqdisho: (Sh. M. Network) Waaxda Hogaanka Socdaalka dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in uu dhamaaday isticmaalkii Baasaboorkii Xagaarnaa ee laga isticmaalayay inta badan dalka Soomaaliya haadana si weyn loo isti... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Qarax Sababay dhimasho iyo dhaawac oo xaBoosaaso: (Sh. M. Network) Qaraxaani oo habeenimadii xalay ka dhacay gudaha Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lala beegsaday ciidanka Amaanka ee maamul goboleedka Puntland oo hakaasi roondo ka wada... |
Dagaalo mar kale Maanta ka dhacay MuqdisMuqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo ay bar bar socdeen duqeymo xoogan islamarkaana ay waxyeelada ugu badan ka soo gaartay dad rayid ah ayaa maanta mar kale ka dhacay Muqdisho iyadoo dhin... |
Dalalka Maraykanka iyo Norway oo dhaqaalKampala: (Sh. M. Network) Dowladaha Maraykanka iyo Norway ayaa waxay balan qaadeen in ay ka caawinayaan dowladda Somalia sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka Soma... |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loMuqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka w... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Hogaamiyaaasha Afrika oo ka hadlaya sidiKampala: (Sh. M. Network) Dagaalada ka soconaya dalka Somalia ayaa xudun u ah shirka midowga Afrika ee Kampala iyadoo madaxda Afrikaanka ee shirkaas ka qeyb galaya ay diiradda ku saarayaan arri... |
Hay’adihii caawinaya Qaxootiga SomalidaAl Qaras: (Sh. M. Network) Ku dhawaad 10 hay’adood oo caawinayay Qaxootiga Soomaalida ee dalka Yemen gaar ahaan deegaanka Al Qaras ayaa shaqadoodii u joojiyay casbi xoogan oo la soo dari... |
Ururka Dhagoolayaasha Qaranka SoomaaliyeMuqdisho: (Sh. M. Network) Ururka Dhagoolayaasha Qaranka Soomaaliyeed oo fadhikiisu uu yahay Magaalada Muqdisho ayaa Maanta baaq u diray Hay’adaha Samafalka, Shirkadaha iyo bulshada Soomaaliyeed kaasi oo ku aadan in la g... |
Sheekh Yuusuf Indhacadde oo mar kale eedMuqdisho: (Sh.M.Network) kadib dagaalo Saakay ka dhacay qeybo kamid ah demooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa waxaa dagaaladaasi ka hadlay Wasiiro dowlaha Wasaarada Gaashaandhoga dowladda KMG ee Soom... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |