SHABELLE

PopUp MP3 Player (New Window)

Site Search



Get the Flash Player to see this player.

Maqaallo

1-da LUULYO, MAALINTII SHABEELLE AY XURIYADEEDII QAADATAY!!! …

(Qalinka Abukar Albadri):-Kowdii Luulyo ee 2008-dii ayaan qoray qormo aan ugu magac daray XURNIMOY OOY!

 

Sport

Spain oo noqotey Horiyaalka Aduunka.

Johannesburg: (Sh. M. Network)  Magaalada Johannesburg waxaa Xalay ka dhacday Ciyaar aad u xaamasad badneyn oo aheeyd kama dambeysta Koobka Aduunka

Politics

Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.

Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala

Stories

Bananbax looga soo horjeedo weerarada Aj

News image

Cape Town: (Sh. M. Network) Sida uu ku soo waramayao Wariyaha Shabelle ee Magaalada Cape Town ee dalka K/Africa C/qaadir Axad, shalay galinkii dambe waxaa ka dhacay Magaaladaasi bananbax loogu soo ...

Dawlada iyo Ahlu Sunna oo ku soo wajahan

News image

Doolow (Sh. M. Network) Masuuliyin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxa ay sheegen inay u soo gabagaboobeen abaabuladii dagaal ee ay in mudo ah ka w...

Waxbarashada ardeyda Soomaaliyeed ee Kam

News image

 Kampala: (Sh.M.Network) Ardada Soomaaliyeed ee wax ka barata gudaha dalka Uganda ayaa intooda badan waxay galeen fasaxa sandlaha ah kadib markii ay  soodhameysteen imtixaankii sanadlaha ahaa....

Waxgaradka B/weyne oo ku baaqay in la Ga

News image

Baladweyne: (Sh.M.Network) Waxgaradka ku dhaqan Magaalada  B/weyne ee Xarunta G/Hiiraan ayaa waxaa ay ku baaqeen in la Gargaaro Dadka Barakacayaasha ee Tuban Duleedka B/wayne kuwaasi oo ka so barakacay Fatahaada uu wab...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu

News image

Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in d...

Axmed Walad Cabdala oo Warqad Macasalaam

News image

Nairobi:-(Sh. M. Network)  Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaalida Axmed Walad Cabdala ayaa Macasalaameeyay shacabka Soomaaliyeed isagoo soo diray warqad ay ku qorantahay waayo aragnimadii uu ka dhaxlay Soom...

Sharma’arke oo eedeeyay Aadan Madoobe.

News image

Muqdisho: 16, May.10 ( Sh.M.Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo galabta saxaafada kula hadlayay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ...

Madaxweyne Faroole oo ku baaqay in lagal

News image

Garoowe: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Max’ed Faroole ayaa beesha Caalamka iyo wadamada dariska ah ugu baaqay in ay kala qeyb qaataan dagaalada dowladda Puntland ay kula jirt...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Mambasa oo laga furay Maxkamad gaar ah o

News image

Mambasa (Sh. M. Network) Dowladda Kenya ayaa Maanta Maxkamada loogu talagalay in la saaro kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee Maraakiibta shisheeye ay ka soo qabtaan biyaha Soomaaliya iyo meelaha ku dhow...

Kulamo looga arinsanayo Sameynta maamul

News image

Caabudwaaq : (Sh.M.Network) Kulan looga hadlayay sidii maamul ay yeesheen dadka deegaanka looga dhisi lahaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa gudaha degmadaasi waxaa ku yeeshay odayaal iyo masuuliyiin ka tirs...

C/qaasim Salaad Xasan oo baaq u diray Sh

News image

Qadar: ( Sh.M.Network) Madaxweynihii dowladii Carta ee Soomaaliya C/qaadis Salaad Xasan oo waresi siiyay Idaacada VOD-da qeybteeda Afka Soomaaliga ayaa ugu horeyn waxaa uu ka hadlay Khilaafka ka dhex cusboonaaday ...

Xildhibaanada Barlamanka oo ka doodaya q

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta kulan waxaa ay ku yeelanayaan Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho iyagoo ka doodaya ansixinta qodobo kale oo ka haray xeer...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boon

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay  ay ka socdeen dagaalo iyo duqe...

Muwadin Somaliyed lagu dilay S/Africa mi

News image

Cape Town: (Sh. M. Network) Kooxo Burcad S/African ah ayaa saakay waaberigii dil toogasho ah u gaysteen Muwaadin Soomaaliyeed xilli uu ku sugnaa dukaan uu ka shaq...

Isbitaalka Madiina oo la gaarsiiyay dhaa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la gaarsiiya inkabadan 30 ruux oo saacadihii la soo dhaafay ku soo dhaawacmay dagaalada Muqdisho iyadoo Maamulka isbitaalkuna uu ka w...

Dab geystay qasaare hantiyadeed oo xalay

News image

Goldogob: (Sh. M. Network) Wararka laga helayo degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa sheegay in xalay halkaasi uu ka kacay dab aad u xoogan islamarkaana  geystay qasaare maaliyadeed....

More in: NEW IN SOMALI CONTENT