SHABELLE

PopUp MP3 Player (New Window)

Site Search



Get the Flash Player to see this player.

Maqaallo

1-da LUULYO, MAALINTII SHABEELLE AY XURIYADEEDII QAADATAY!!! …

(Qalinka Abukar Albadri):-Kowdii Luulyo ee 2008-dii ayaan qoray qormo aan ugu magac daray XURNIMOY OOY!

 

Sport

Spain oo noqotey Horiyaalka Aduunka.

Johannesburg: (Sh. M. Network)  Magaalada Johannesburg waxaa Xalay ka dhacday Ciyaar aad u xaamasad badneyn oo aheeyd kama dambeysta Koobka Aduunka

Politics

Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.

Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala

Stories

Boosaaso oo maanta laga bilaabay burburi

News image

Boosaaso: (Sh.M.Network) Shaqaalaha dowladda hoose ee Maamulka Goboleedka Puntland ayaa maanta bilaabay burburinta dhismayaal sharci daro ah oo kuyaala Magaalada Boosaaso e Xarunta ganacsiga Maamulka Goboleedka Punt...

Barlamanka KMG oo maanta ku shiraya gola

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Xildhibaanada Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa haatan waxaa ay ku shirsanyihiin Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho iyadoo kulankooda la sheegay in uu shir gudoominayo gudoomiyihii kumeel ...

Faah faahinta kulankii Barlamanka ay ku

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Kulanka intiisa badan uu buuq ragaadiyay islamarkaana ay warbixino ku bixiyeen musharixiinta gudoonka Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqd...

Waqtigii Xukuumada KMG loo qabtay in la

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Waxaa Maanta ku eg waqtigii Mudanayaasha Barlamanku ay u qabteen Xukuumada KMG Soomaaliya inay hortimaado Barlamanka si ay kalsooni u weydiisato, iyadoo arinkaasina ay ka hadleen muda...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Soomaalida ku nool Kenya oo xustay 26-ka

News image

Nairobi: (Sh. M. Network)  Magaalada Nairobi dalka Kenya waxaa ka dhacay Munaasbado waaweyn oo loogu dabaaldagayo xuska maalinta xuriyada dalka Soomaaliya oo haatan 50 sano jirsatay iyadoo dhinaca kalana ay isku...

Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo ku dhawa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Israsaseyn galabta ku dhexmartay Magaalada Muqdisho Ciidamo ka tirsan xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa sababtey  dhimashada ku dhawaad 10 askari oo ka kala ...

Barakacayaal u sii socda xeryaha Kenya.

News image

Baardheere 16, May.10 ( Sh.M.Network) Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii kordhaya tirada dadka barakacayaasha ah ee ka cararaya dagaalada ba’an ee ka soconaya Magaalada Muqdisho gaarayana Magaalada Baardheere iyadoo qoys...

Dowladda iyo AL Shababa oo sheegay inay

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay sheegeen inay sii wadi doonaan dagaalada ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ilaa inta dhinacba dhinaca kale...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Kulan Madaxeedkii Midowga Afrika oo Maan

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Madaxda Ururka Midowga afrika ayaa kulan xasaasi ah oo looga hadlayo arimo ay ka mid tahay Xaaladda Soomaaliya waxaa ay Maanta ku yeelanayaan Magaalada Kampala ee Xaru...

Qaramada Midoobay oo taageertay go’aanki

News image

Nairobi: ( Sh.M.Network) Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay taageertay go’aankii shalay Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya uu ka qaatay khilaafkii ka dhexjiray Ra’iisul wasaarihii hore Cumar C/rashiid iyo Gudoomiyihii Barlamanka....

Kulankii Mudanayaasha Barlamanka oo ku d

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Waxaa maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya iyadoo kulankooduna uu ku soo dhamaaday sawan iyo buuq farabadan, waxana dhinac kal la dhaariyay xild...

Dagaal iy duqeyn ay ku dhinteen kudhawaa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa maanta Waqooyiga Magaalada Muqdisho ka dhacay dagaal iyo duqeyn goos goos ah oo u dhaxeeyay Ciidamada Al Shabaab iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo saba...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Kooxo burcad ah oo gaari ku rasaaseeyay

News image

Baladweyne (Sh. M. Network) Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in maanta kooxo burcada ay risaaseeyeen gaari noociisu yahay xamuul oo ay saarnaayeen dad Rakaab ah taasi oo s...

Madaxweyne Shariif oo caawa Ciidamada do

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network)  Warar hoose oo ay heshay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in Caawa Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ciidamada dowladda kula jiro Jiid...

Buundadii Liiqliiqato oo galabta go’day

News image

Baladweyne:(Sh.M.Network) Buunadadii Liiqliiqato ee Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa galabta go’aday gabi ahaanba iyadoona ay halkaasi ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhawac....

Meydka qof aan la aqoonsan oo Saakay lag

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Meydka qof aan la aqoonsan ayaa Saakay waxaa lagu arkay Wadada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyadoo dhinaca kale Saakay ay xirantahay gabi ahaa...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT