Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika ayaa wareysi qaas ah ku siiyay Nairobi Wariyaha Shabelle Axmed Nuur Max’ed faarax Gentleman.
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.![]() Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.![]() Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunk... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Shabaab.![]() Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Midowga Afrika oo ku baaqay in 15 maalin lagu keeno ciidamdii la balan qaaday.![]() Kampala: (Sh. M. Network) Midowga Afrika aya isku raacay in la keeno Ciidamo dheeri ah wadanka Soomaaliya mudo 15 maalin gudahood kuwaas oo horay loo qorsheeyay in loo soo diro gudaha wadanka Soom... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Howlgalo hakad galiyay ganacsigii oo ciidamada dowlada ay ka sameeyen Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta howlgalo hakad galiyay qaar ka mid ah dhaq dhaqaaqyadii ganasciga waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir oo xalay ay ka dhaceen dilal qors... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo dagaal kula wareegtay degmada Yeed ee gobolkaBakool.![]() Yeed: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaal geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa ay kula wareegeen degmada Yeed ee gobolka Bakool, iyadoo Al Shabaabna dagaalkaasi ay guulo ka sheegteen.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somali![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Dhowr qof oo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Ilaa sedax ruux ayaa xalay siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay Xaalafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobolka Banaadir iyadoo saakay ciidamada dowladu ay halkaasi ka wadaan howlgalo xoogan.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Hogaamiye Max’ed Saciid Atam oo iska fogeeyay in uu xariir la leeyahay Al Shabaa![]() Boosaaso: (Sh. M. Network) Hogaamiyihii dhawaan isaga iyo ciidamadiisa dagaalka la galay ciidamada Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cid rasmiga ee uu xariirka la leeyahay isagoo iska fogeeyay in uu ka tirsanyahay Al Shabaab.... Friday, 30 July 2010 Full Article! |
Wasiirka dowlada Ingiriiska ee Arimaha Afrika oo Wareysi qaas ah siiyay Shabelle![]() Nairobi: (Sh. M. Network) Wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arimaha Afrika oo Maanta wareysi qaas ah siiyay Shabelle ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka taagan Soomaaliya, Somalilan, Puntland, Lamaanaha Ingiriiska iyo Qaraxyadii ka dhacay Kampala.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Shacabka Baladweyne oo ku baaqay in la joojiyo xiisadaha dagaal ee Baladweyn.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Shacbiga ku dhaqan maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Xarakada Al Shabaab iyo ciidamad Dowladda KMG ee gobalka Hiiraan in ay joojiyaan dhaq dhaqaayada dagaal ee ku wajahan magaalada Ba... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boondheere oo dalbada la joojiyo dagaalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka socdeen dagaalo iyo duqeymo u dhexeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Dowladda KMG ayaa dalbaday in ay la joojiyo dagaalada degm... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay Turkiga.![]() Istanbul: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab Xamuul ah oo laga leeyahay wadanka Turkiga kaasi oo ay saarnaayeen shaqaale kor u dhaafaya 20 badmaaxi.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Maamulk degmada Wadajir oo ka warbxiyay howlgalo laga sameeyay degmadaasi.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyay howlgalo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degmadaasi Wada... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Ahlu Sunna Waljamaaca oo hakad galisay qaadista dacwadaha dhulalka.![]() Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in uu hakad galiyay qaadista dacwadaha dhunaca dhulalka kuwaasi oo mudooyinkii dambe ku soo batay Magaalada Caab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Afhayeenka Al Shabaab “Xabbad ayaan kala hortageynaa ciidanka cusub”![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baab... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Qoysas cabsi darteed uga barakacay xiisado dagaal oo ka jira Hiiraan.![]() Baladweyne: (Sh. M. Network) Dhaq dhaqaaqyo horleh ayaa waxaa laga dareemayaa Magaalada Baladweyne iyo deegaano hoostaga ee Gobolka Hiiraan iyadoo dadkii halkaasi ku sugnaa ay bilaabeen inay cabsi u barakacaan.... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu furanyahay Albaabka wadahadalka.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Al Shabaab oo iska fogeeysay inay ku lug lahaayeen dagaaladii Puntland.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa iska fogeysay in wax lug ah ay ku lahaayeen dagaaladii qasaaraha geystay ee Ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan ku dhexmaray deegaano ka tirsan ... Thursday, 29 July 2010 Full Article! |
Madaafiic ay ku dhinteeen dad rayid ah oo ku dhacday degmada Wadajir.![]() Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaafiic ayaa Caawa maqriibkii kooxaha islaamiyiinta iyo ciidamada AMISOM waxaa ay isku weydaarsadeen Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyadoo madaafiic ay soo rideen xoogaga hubaysan ay dad rayid ah ku dishay degmada Wadajir.... Wednesday, 28 July 2010 Full Article! |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
|
Get the Flash Player to see this player.
Spain
Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala
Madaxweynaha Maamul goboleedka Hiiraan iLondon: (Sh.M.Network):Waxaa Xaflad aad u ballaaran oo lagu maamuusayay caleema saarka Madaxweynaha Maamul Goboleedka HIRAN AND MIDLAND Ing. C/qaadir Jiraabey taariikhdu Markii ay aheeyd, 17 Jun 2010, lagu qabtay Hotelka weyn... |
Qasaaraha ka dhashay dagaalkii BuuhoodleBuuhoodle: ( Sh.M.Network) Waxaa isasootaraya Qasaarihii ka dhashay dagaaladii shalay ka dhacay degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer iyadoo xaalada degmadaasi saakay ay tahay mid dega... |
Culumada Ahlu Sunna amar ku bixiyay in lDhuusamareeb: (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa Ciidamada amar ku siiyay inay la wareegeen hubkii aan sharci laheyn ee ay ku dhex arkaan goobaha ay ka taliyaan culu... |
Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo ciidankaMuqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul Wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay ciidamada kala duwan ee dowlada KMG Soomaaliya in ay bad baadiyaan jiritaanka dowladda KMG Soom... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT
|
Roobab burburiyay guryo ay ku noolaayeenAfgooye: (Sh. M. Network) Roobab burburiyay guryo cooshado ka sameysnaa oo ay deganaayeen dad barakacayaal ah islamarkana saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo gaadiidka ayaa maanta ka da’ay deegaano hoos... |
Sheikh Shariif “Xukuumada waxaa laga sugMuqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif ayaa markii ugu horeysay Wasiiradii dhawaan loo soo magacaabay Xukuumada KMG waxaa uu ugu baaqay in ka shaqeeyaan wax ka badalka Xaalada Soom... |
Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan oo ku xanuNairobi: (Sh. M. Network) Waxaa magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ku xanuunsanaya islamarkaana ku datuufeysan fanaanka Caanka ahaa Cabdi Cali Bacalwaan iyadoo uu u baahanyahay gurmad Caafimaad oo deg deg ... |
Wadooyinka Muqdisho oo ay buuxfaadhiyeenMuqdisho: (Sh.M.Network) Kadib dagaalo iyo duqeymo sedaxdii maalin ee la soo dhaafay joogta ka ahaa degmooyinka dhaca dhinaca waqooyi ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sababeen in halkaasi ay ka bara... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Ciidamada Puntland oo Qarax Sababay dhimBoosaaso (Sh. M. Network) Ciidamada Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxaa Caawa qarax sababay dhimasho iyo dhaawac lagula eegtay Bartamaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari iyadoo Magaaladuna uu bandow ... |
Axmed Diiriye “ Shabaab iyo X./Islaam waMuqdisho: (Sh. M. Network) Afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha haweye Axmed Diiriye Cali ayaa kooxaha Xisbul Islaam iyo Al Shabaab u qabtay in mudo 24 saac ah ay ku ogol... |
Guddiga doorashada Somaliland oo soo saaMuqdisho: (Sh.M.Network) Guddiga doorashada Somaliland ayaa shalay soo saaray liiska rasmiga ah ee u dambeeyay ee cod bixiyeyaasha doorashada, waxaana ay sheegeen in doorashadu ay dhaceyso waqtigii loo icla... |
Dadka ku dhaqan waqooyiga Hiiraan oo kaBaladweyne: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah dadka dhaqan deegaanada Waqooyi ee gobolka Banaadir ayaa cabasho balaaran ka muujiyay dhibaatooyin ay sheegeen inay ku hayaan kooxo burcad ah oo halk... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT
|
Gudigii Amniga ee uu ku dhawaaqay SharmaMuqdisho: (Sh. M. Network) Gudigii amniga ee laga soo dhex Xulay golaha Wasiirada Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa yeeshay kulamadoodii ugu horeeyay ee ay kaga arinsanayaan qaabkii loo soo celin lahaa amni... |
Burcad Badeeda oo afduubatay Markab lagaNairobi: (Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa afduubatay Markab laga leeyahaya wadanka Gariiga kaasi oo ay saaranyihiin shaqaale u dhashay wadanka Filipiin xili uu marayay Badda Cas.... |
Kulamo looga arinsanayo dib u dhiska BuuBaladweyne : (Sh.M.Network) Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka socda kulamo looga hadlayo sidii loo dayactiri lahaa buundada Liiq Liiqato kuwaasi uu u dhaxeeya Maamulada Islaamiyiinta ee halkaasi ... |
Diyaar garow xoogan oo ka socda magaaladIstanbul: ( Sh.M.Network) Magaalada Istanbuul ee caasimada dalka Turkiga ayaa waxaa si xoog leh uga soconaya qabanqaabadii ugu danbaysay ee ku aadan qabashada kulan caalami ah oo lagu falanqeynayo arimaha wada... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |