SHABELLE

PopUp MP3 Player (New Window)

Site Search

ogey-sax



Get the Flash Player to see this player.

Maqaallo

1-da LUULYO, MAALINTII SHABEELLE AY XURIYADEEDII QAADATAY!!! …

(Qalinka Abukar Albadri):-Kowdii Luulyo ee 2008-dii ayaan qoray qormo aan ugu magac daray XURNIMOY OOY!

 

Sport

Spain oo noqotey Horiyaalka Aduunka.

Johannesburg: (Sh. M. Network)  Magaalada Johannesburg waxaa Xalay ka dhacday Ciyaar aad u xaamasad badneyn oo aheeyd kama dambeysta Koobka Aduunka

Politics

Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.

Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala

Stories

Macalin Xaashi “ Waxaa ragga amraynaa in

News image

 Muqdisho: (Sh.M.Network) Macalin Xaashi Max’ed Faarax gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir ayaa ku amray ragga ku dhaqan gobolka Banaadir in ay garga siidaayaan islamarkaana shaaribka ay xiir...

Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo Nairobi

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ayaa Maanta gaaray Magaalada Nairobi isagoo halkaasi kula kulmaya masuuliyiin ka socota Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika kuwaasi oo uu kala hadlay sidi...

Wiilkii Soomaliga ee weeraray ninkii Caa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maxkamad ku taala dalka Denmark ayaa waxaa la soo taagay wiil Soomaali ah oo sanadkaan bilowgiisii weerar u geystay nin u dhashay wadankaasi oo sawir gacmeed Afla...

Inkabadan 60 ruux oo la dhigay Madiina.

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network-13-05-2010)  Xili shalay galinkii hore ilaa iyo galinkii danbe dagaalo iyo duqeymo xoogan oo u dhaxeeyay dhinacyada ku dagaalama Magaalada Muqdisho islamarkaana geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Kooxo hubaysan oo dhacay mid ka mid ah s

News image

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Kooxo hubaysan ayaa maanta waxaa ay dhac u geysteen shirkada Xawaalada Qaran Express qeybteeda Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo iyagoo sidoo kalana halkaasi ku dilay Milkiilihii shirka...

Ciidamada dowladda ee gobolka Hiraan oo

News image

Baladweyne: (Sh.M.Network) Taliska ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen in ka badan 10 ruux oo la sheegay in ay ahaayeen burcad dhibaateynaysay dadka shac...

Dagaalo geestay dhimasho iyo dhaawac oo

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo geestay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo islamarkaana u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al shabaab ayaa maanta mar ...

Ganacsato Soomaali ah oo boob loogu gays

News image

Cape Town: (Sh. M. Network)  Waxaa xalay fiidkii boob loogu gaystay Tuulooyin hoostaga Magaalada Cape Town ee Dalka K/Africa Ganacsato Soomaaliyeed oo halkaasi meherado ganacsi ku laha...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dab saakay ka kacay Xariryaale.

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network-12-05-2010) War deg deg ah:-Dab Xoogan ayaa saakaay waxaa uu ka kacay guryo kuyaala Xaafada Xariryaale degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir kaasi oo ilaa iyo hadda lagu howl...

Nabadoonada Tuulada Galgala oo ku baaqay

News image

Boosaaso: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah nabadoonada gobolka Bari gaar ahaan deegaanka Galgala ayaa ku baaqay in laga hortago sida ay sheegeen ciidamada Puntland ee dhawaan qabsaday deegaanada buur...

Al Shabaab oo sheegtay inaysan hergaleyn

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa sheegay in lacagta ay soo samaysay dowladda KMG aanay marnaba ka shaqeyn doonin gobolada ay ka maamulaan dalka Soomaaliya....

Dowladda oo ku hanjabtay in Ciida ay la

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada arimaha gudaha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in Ciida ay la wareegi doonto gobolada Koofureed ee dalka Soomaaliya oo ay haatan gacanta ku hayaan Xisb...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay

News image

Cadan: (Sh. M. Network)  Wasaarada arimaha dibada ee dalka Yemen ayaa maanta shaaca ka qaaday in kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay sii daayeen kaluumeysato u dhalatay wadankaasi oo mudo sedax bil ...

Maamulka X/weyne oo sheegay in amaanka d

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Gudoomiyaha degmada X/weyne C/laahi Sahal Gardhuub oo wareysi siiyay Shabelle ayaa sheegay in ay wax badan ka qabtaan xaalada amaan ee degmada X/weyne kadib cabsho xoogan oo ay ka m...

Madaxweyne Shariif iyo Augostine Mahiga

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan aan horey loo shaacin Muqdisho waxaa uu kual qaatay Masuulka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaalia Augo...

Macalin Xaashi oo 20 maalin ku daray xil

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Xisbul Islaam ee gobolak Banaadir Macalin Xaashi Max’ed Faarax ayaa waqti ku daray amar uu dhawaan soo saaray oo ahaa in ragu ay gerka deystaan Shaa...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT