SHABELLE

PopUp MP3 Player (New Window)

Site Search

ad1



Get the Flash Player to see this player.

Maqaallo

1-da LUULYO, MAALINTII SHABEELLE AY XURIYADEEDII QAADATAY!!! …

(Qalinka Abukar Albadri):-Kowdii Luulyo ee 2008-dii ayaan qoray qormo aan ugu magac daray XURNIMOY OOY!

 

Sport

Spain oo noqotey Horiyaalka Aduunka.

Johannesburg: (Sh. M. Network)  Magaalada Johannesburg waxaa Xalay ka dhacday Ciyaar aad u xaamasad badneyn oo aheeyd kama dambeysta Koobka Aduunka

Politics

Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.

Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala

Stories

Ciidamo ka tirsan dowlada iyo Ahlu Sunna

News image

Doolow: (Sh. M. Network)  Ciidamo ka tirsan doladda KMG iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa tababar waxa loogu soo gaba gabeeyay Degmada Doolow ee gobolka Gedo iyadoo la sheegay in Ciid...

Dawlada iyo Ahlu Sunna oo ku soo wajahan

News image

Doolow (Sh. M. Network) Masuuliyin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxa ay sheegen inay u soo gabagaboobeen abaabuladii dagaal ee ay in mudo ah ka w...

Ciidamada Al Shabaab oo howlgalo dad lag

News image

Baydhabo: (Sh. M. Network) Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa howlgalo lagu soo qab qabtay dad lagu eedeeyay dambiyo kala duwan waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah Magaalada Bayd...

Wariyayaasha Kampala oo cambaareeyay dhi

News image

 Muqdisho: (Sh. M. Network) Saxafiyiinta Soomaalida ee ku sugan Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa waxaa ay cambaareeyeen Dhibaayootinkii dhawaan loo geystay Saxafiyiinta ka howlgasha gudaha dalka Soomaaliya....

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Ahlu Sunna oo ugu baaqday beesha Caalamk

News image

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network)  Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ugu baaqay beesha Caalamka inay soo faragaliyaan wadahadaladii u dhaxeeyay iyaga dowladda KMG Soomaaliya oo ay sheegeen in ay marayaan meel quus...

Qarax maanta ka dhacay degmada Waabari

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)   Qarax miino oo aad u xoogan ayaa Maanta Barqadii  waxaa uu ka dhacay agagaarka Saldhiga degmada Waabari ee goboka Banaadir kaasi oo la sheegay in lala eegt...

Faah faahin oo ka soo baxdey Qaraxii xal

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxdey qarax xalay ka dhacay goob Al Shabaab ay ku sameynayeen waxyaabaha qarxa oo kutaala nawaaxiga isgoyska Baar Ubax ee M...

Odayaasha Gedo oo ku baaqay in la joojiy

News image

Baardheere: (Sh.M.Network) Odayaasha dhaqanka ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay ka hadleen abaabulada ay ka wadaan degmada Doolow ciidamada dowladda Dowladda KMG Soomaaliya iyagoo sheegay in loo baahanyahay in la jooj...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

URURKA SYLF OO XUSAY MAALINTA XORIYADA S

URURKA SYLF OO XUSAY MAALINTA XORIYADA SOOMAALIYA‏ Nairobi: (Sh. M. Network) Ururka Somali Youth Leader Ship Forum oo Xalay Munaasabad Balaaran oo loogu Dabaal Dagayey Kowda Luulyo Ku Qabatay Magaalada Nayroobi Xaflad ...

Dhaq dhaqaaqyo ka socda waqooyiga Baladw

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Waxaa Waqooyiga Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolaka hiiraan ka socda dhaq dhaqaaqyo ay wadaan Saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolkaasi iyadoo dhinaca kalana laga cabsi qabo in halk...

Hilary Clinton “ aad ayaan u amaanayaa h

News image

New York: (Sh.M.Network)Xoghayaha Arimaha dibada ee dalka Maraykanka Hilary Clinton ayaa amaantay habka dowladda KMG Soomaaliya ay u qoroto Ciidamada ay doonayso in ay ka dhigto ciidamada Qaranka Soom...

Jaamacada Carabta oo xalinaysa Khilaafk

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Dr Ibraahiim Al Shuweymi oo ah Safiirka Jaamacada Carabta u fadhiya Soomaaliya oo xalay waraysi gaar ah siinayay Idaacada Shabelle ayaa waxa uu wax laga xumaado ku tilm...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Shabelle oo dib u soo celisay Astaamahee

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa saakay dib u soo celisay Muusigyadii astaamaha u ahaa Wararkeeda iyo Barnaamijyadeed, waxaana saakay ay noqotay Idaacadii ugu horeysay ee Magaalada Muqdisho ka x...

Madaxweynaha maamulka Hiiraan and midlan

News image

London: (Sh. M. Network) Madaxynaha Maamul goboleedka Hiiraan And Midland ayaa ugu baaqay dhacabka Soomaaliyeed ee reer Hiiraan in ay ka mid noqdaan Maamulka Cusub ee Hiiraan and Midland....

Ciidamada Somaliland oo rasaaseeyay Wasi

News image

Laascaanood: (Sh. M. Network) Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegay in Maanta Ciidamo ka tirsan Maamulka Somaliland ay rasaas la eegteen Wasiirka arimaha gudaha Maamulka Puntland iyo Ilaaladiisa oo ku s...

Ciidamada DKMG oo saakay dhaq dhaqaayo m

News image

Jawiil : (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan dowaladda KMG ee Soomaaliya ayaa saakay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada deegaanka kalabeyrka ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dhawaan ciidamada Ethiopia ay hub ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT